Agoon dayacan aya nahay Aabe haduu noolaan lahaa gaajo iyo nafaqo daro nama disheen hoyadeen waxbo mahaysto caruurtino kala nahay noo naxarista ayu dhahay ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ Alle dartis ku caawi share garey muqalka Si Muxsinin Caawisa U Arkaan kala xariir 0614446139
Maamo Habibo Hassan
Nearby government services
Banaadir
Mogadisho
Somaalia
Somali-Mogadishu
Mogadishu Road, Baydhabo
Villa
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maamo Habibo Hassan, Housing assistance service, Bakaro, Mogadishu.
Abahod waa xanunsanyahay hoyadood waxba mahaysato wa gaajaysan yahiin waxa awoodo ki caawi kala 0615028371
Alle dartis kusadaqeyso waxa awoodid share gareyo si asxaabtada ucaawiyan
Hooyo somaliyed inay la rafadsantahay nolosha waalidkeed iyo caruurteda agoon ah ayado saxuuran ay Samantahay Afurna mahaysato ku caawi inta awoodid
Waxan ahay hooyo haysato dhowr caruur ah abaha dhalay ilmahan 4sano naagu dambeysay meel uu joogo magaranyno shimbiraha, dameeraaha iyo eeyaha ayaan wax lacunaa iyo cuntoyinka hambada laso tuuray ayaan qudana, waa hooyo lagu dayacay caruurti waxbana aana u awoodin fadlan Hadii aadan waxbo u awoodin muqalkan meel dheer gaarsi
kala xariir +252614522297 Deeqo Adan Xasan
Geed Talalkas hadu karsami laha way ukarin lahay caruurta Gaajada Hayso Dabkooda Dansan Walal kusadaqeyso waa bil Ramadan waxa awodo 0.5$ 1$ 5$ sadaqo yaran malahan Share gare muqalka ajar laga hela kala xariir 0614287162
Wuxu la oynaya Waa Gaajo asago soman Afurna ma haysto waa bil ramadane dhibka haysta Ilahaow kasaar walal 1 dolar ay afur kugatan ayay nawaydisteen aan ka duceysano Alle swtc Ajar haka siyo kala xariir 0611175090
Wa Ay Somantahay Alle Dartis Ku Sadaqeyso Waxa Awoodo 1$ 10$ ka Duceyso Waa Hooyada oo Kale nafaqo Daro iyo Gaajeey la ildarantahay
kala xariir hooyo Nuura Mohamed
+252619407330
Telsom Zaad: *880*0619407330*Lacagta #
Golis Sahal: *883*0619407330*Lacagta #
Share garee Faafi si aad u heshid ajarka kan wax sadaqeestay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Culinary Team
Attire
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bakaro
Mogadishu
252
