Afar duulimaad oo sida biyaha Zamzamka ah ee Xujeyda sanadkaan ayaa laga soo dejiyey dalka.
Ministry of Endowments and Islamic Affairs - Somalia
Ku soo dhawoow Bogga rasmiga ah ee Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Islaamka WAA BOGGA RASMIGA AH EE WASAARADDA AWQAAFTA & ARRIMAHA DIINTA SOOMAALIYA
Muqdisho: May-7-2026- Ayadoo weli ay socoto daabulista xujeyda soomaaliyeed oo 27 Duulimaad la marayo ayaa caawa Agaasimaha Guud ee wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Ibrahim Aadan Ibrahim (Nadaara) wuxuu kormeer ku tegey Garoonka Diyaaradaha isla markaana kusii sagootiyey xujeydii kadhoofeysey Garoonka, Agaasimaha ayaa wuxuu faahfaahin kabixiyey howlaha xujeyda iyo tirada xaaji ee isbuucan gaartay dalka Sacuudiga.
Maalintii afaraad magaalada barakeysan ee Makka ayaa waxaa ka socdo soo dhaweynta xujeyda Soomaaliyeed.
Maxaad kala socotaa axkaamta xajka?| Sh.Ahmed Yare, caalim Soomaaliyeed.
Madaxa Xafiiska Arrimaha Xajka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Dr. Khadar Xaaji Daahir ayaa kormeeray teendhooyinka xujeyda loogu diyaariyay Carafa.
Madaxa Xafiiska Arrimaha Xajka, Dr. Khadar Xaaji Daahir, oo talooyin muhiim ah u soo jeedinaya xujeyda Soomaaliyeed.
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ayaa teendhooyin casri ah ugu diyaarisay xujeyda Soomaaliyeed Mina.
Dardaaran guud oo ku socda xujeyda Soomaaliyeed.
Xujeyda Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Madiina ayaa uga mahadceliyay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha ee XFS soo dhaweynta wanaagsan ee loo sameeyay.
Magaalada Madiina dalka Sacuudiga waxaa maalintii sedexaad ka socda soo dhaweynta xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan 1447/2026.
Xujeyda Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Madiina ayaa uga mahadceliyay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS soo dhaweynta wanaagsan ee loo sameeyay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Martini Road
Mogadishu
