Alle haka aqbalo towbada
Alle waa mid naxariisa badan
Green Somalia
Soomali heshiis ah Dunida heshiis la ah.
09/01/2026
Ceebta aduunka
Free Palestine
Ictiraaf iyo qaad kee baad dooram laheyd
08/10/2025
Hadaad i doorataan cawska ayaan cunayaa hilib dambe la iguma oga.
Waa sida siyaasiyiinta soomaalida
27/09/2025
Shan arrin Madasha mucaaradka waa u GUUL.
- In markii ugu horreeysay mucaarad ay Dowladda Federaalka kaga horyimaadaan wax aan siyaasad ama doorasho aheyn balse shacab dhibaateysan oo la garab istaagayo ay tahay, mucaaradka waa u GUUL.
- In iyadoon wax bannaanbax uusan dhicin Dowladda Federaalka ay culeys maskaxeed iyo mid bulsho ay dareento, mucaaradku waa u GUUL.
- In qof ama dad laga yaabay in maanta ay dhiman lahaayeen ama dhaawac soo gaari lahaa la baajiyay na, mucaaradku waa u GUUL.
- In haddii ay dhacdo in wadahadallo horleh ay mucaaradka la galaan Dowladda Federaalka, Villa Somalia iyadoo intii h**e ka nugul ay miiska soo fariisatana, mucaaradku waa u GUUL.
- In haddii mucaaradka ay ku adkeysan lahaayeen dibadbaxa in uu dhaco, dadkii la filayay na aysan soo bixin ( ama dowladda waddooyinka haka xirto ama tiradii la rabay ba aysan soo bixin) Madashu waxay ku noqon laheyd weji-gabax, in dibadbaxa uu baaqday na, mucaaradku waa u GUUL.
Waxaa qoray Bashir Mohamed Caato
26/09/2025
Sharif, ilmihiisa iyo xaasaskiisa waxa ay dagan yihiin Uganda.
Rooble, ilmihiisa iyo xaaskiisa waxa ay dagan yihiin Sweden.
Saacid, ilmihiisa iyo xaaskiisa waxa ay dagan yihiin United States, ama Mareykanka.
Khayre, ilmihiisa iyo xaaskiisa waxa ay dagan yihiin Norway.
Abdirahman Abdishakuur, ilmihiisa iyo xaasaskiisa waxa ay dagan yihiin United Kingdom ama Ingiriiska.
Dadka nucaan ah oo banaanbax aan hal cunug waxba kaga noqoneyn kaga dhawaqaayo magaalada Mogadishu oo amnigeeda iyo xasiloonideed dhiig badan uu ku daatay.
13/07/2025
Doorashada Soomaaliya ee qof iyo codka ah ayaa hadda si toos ah uga socota Magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Dhuusamareeb iyo Jowhar.
Halkaan hadda feelka loogu jiro doorashada waa magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka HirShabeelle.
13/07/2025
Mujaahidiinta macawisleey
Guuleysta
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Corso Somalia Street
Mogadishu
66
