๐๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ ๐๐ข๐ง๐ฅ๐๐๐ข ๐๐จ ๐๐ข๐ซ๐ฆ๐ข ๐ซ๐๐๐ ๐๐-๐ฌ๐๐ง๐จ ๐ค๐๐๐ข๐.
Guddiga iyo Odoyaasha iskuulka ayaa Codsaday in laga caawiyo Dhimsha iyo Sidii lagu sii wadi lahaa Iskuulka oo ay dhigtaan ku dhawaad 150 arday soomaaliyeed.
kala Xariir +๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ +๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Degmada Xinlabi
Degmada Xinlabi Waxay Ku Taal Koofurta Gobolka Mudug Waxay Caan Ku Tahay Cusbada Ama Milixda Ugu Tayada Wanaagsan Soamaaliya iyo Guud Ahaan Geeska Africa๏ฟฝ
๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ฒ๐ง ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ ๐๐ข๐ง๐ฅ๐๐๐ข
Magaalada ๐๐ข๐ง๐ฅ๐๐๐ข waa Halka Laga soo saaro Cusubada ugu badan soomaaliya taasi oo loo iib geeyo dhaamaan dhulka Soomaaliyeed iyo Wadamada Dariska sida ๐๐๐ง๐ฒ๐ & ๐๐ญ๐ก๐ข๐จ๐ฉ๐ข๐.
Tani Waa Warshada ugu weyn soomaaliya ee soo saarta kheyraada dabiiciga ee dalka qaasatan Milixda ama Cusbada Dabiiciga ah ee Degmada Xinlabi Soomaaliya.
Abwaan Sharlaawe Mahadsanid
Click here to claim your Sponsored Listing.
Degmada Xinlabi
Degmada Xinlabi waxay ku taal Koonfurta Gobolka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya.
Xinlabi waxaa Magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer le waxayna caan ku tahay Cusbada ama Milixa oo si dabiici ah uga baxa.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
