Degmada Xinlabi

Degmada Xinlabi

Share

Degmada Xinlabi Waxay Ku Taal Koofurta Gobolka Mudug Waxay Caan Ku Tahay Cusbada Ama Milixda Ugu Tayada Wanaagsan Soamaaliya iyo Guud Ahaan Geeska Africa๏ฟฝ

28/07/2025

๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐—๐ข๐ง๐ฅ๐ž๐›๐ข ๐Ž๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ฆ๐ข ๐ซ๐š๐›๐š ๐Ÿ๐Ÿ’-๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐ค๐š๐๐ข๐›.
Guddiga iyo Odoyaasha iskuulka ayaa Codsaday in laga caawiyo Dhimsha iyo Sidii lagu sii wadi lahaa Iskuulka oo ay dhigtaan ku dhawaad 150 arday soomaaliyeed.

kala Xariir +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ—๐Ÿ”๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ“๐Ÿ ๐ข๐ฒ๐จ +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ—๐Ÿ”๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ‘

05/06/2025

๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐–๐ž๐ฒ๐ง ๐‚๐ฎ๐ฌ๐›๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐—๐ข๐ง๐ฅ๐š๐›๐ข
Magaalada ๐—๐ข๐ง๐ฅ๐š๐›๐ข waa Halka Laga soo saaro Cusubada ugu badan soomaaliya taasi oo loo iib geeyo dhaamaan dhulka Soomaaliyeed iyo Wadamada Dariska sida ๐Š๐ž๐ง๐ฒ๐š & ๐„๐ญ๐ก๐ข๐จ๐ฉ๐ข๐š.

Tani Waa Warshada ugu weyn soomaaliya ee soo saarta kheyraada dabiiciga ee dalka qaasatan Milixda ama Cusbada Dabiiciga ah ee Degmada Xinlabi Soomaaliya.





Abwaan Sharlaawe Mahadsanid

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Degmada Xinlabi

Degmada Xinlabi waxay ku taal Koonfurta Gobolka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya.

Xinlabi waxaa Magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer le waxayna caan ku tahay Cusbada ama Milixa oo si dabiici ah uga baxa.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu