Telefishanka Qaranka Somaliland

Call Directions Website Contact the organization

Telefishanka Qaranka Somaliland This is the official page of Somaliland National Television. Private TV stations started as early as 1997 in Somaliland.

Somaliland National Television (SLNTV) was established in 2005 with the capacity to cover Hargeisa and its surrounding areas in its first few years of operation. However, prior to 1997, Somaliland had never experienced television coverage, as, under SiadBarre, Muqdisho TV was limited to the capital city and its surroundings. SLNTV had no effective programs in its first year and a half of existence and could not compete against private television stations. However, it slowly improved by commencing weekly programs which were mainly aimed at public awareness-raising and daily programs that conveyed the messages and achievements of the government. SLNTV primarily broadcasts in Somali, with some Arabic and English segments. Since the new government came to power in 2010, the coverage of SLNTV was expanded to reach Europe and America. In general, television sets and internet connections are limited because the majority of people in the country cannot afford them or because of technical and financial barriers facing the country. The first mandate of SLNTV is to educate, to inform and to entertain Somaliland society.

07/10/2026

Guddoomiyaha Sarifleyaasha Wadajir ee gobollada bariga Somaliland oo bogaadiyay hawlgalka Baanka dhexe sameeyay ee lagula dagaallamayo sicir-bararka shilinka JSL

07/10/2026

Barnaamijka Axkaamta Islaamka – Sheekh Maxamed Cali Gadhle

07/10/2026

Fariin: ciidanka ilaalada xeebaha somaliland oo fariin digniin ah oo ku saabsan Elnino udiray bulshada somaliland ee dagan xeebaha

07/10/2026

Xildhibaan Cabdirisaaq Haybe oo shacabka Somaliland ugu baaqey in ay ka diyaar garoobaan xaaladda El nino

07/10/2026

Drama: Ma Anigaa Sababay?- Xalqadii 4-aad. Qaybtan waxa lagu soo duubay Beerato.

07/10/2026

Muhiimadda marin-biyoodka Bab el-Mandeb iyo doorka Somaliland ee amniga badda ee gobolka

06/10/2026

“Maanta waxaa dhaqangalay mashruucii biyaha lagu soo jiidayey degmada Ceelafweyn”

Wasiirka Wasaaradda Biyaha JSL.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL Mudane Maxamed Cabdimaalik Axmed oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Gobolka S...
06/10/2026

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL Mudane Maxamed Cabdimaalik Axmed oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Gobolka Sanaag ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc weyn oo biyo macaan loogu soo jiidayo Degmada Ceel-Afweyn .

Mashruucan ayaa biyaha looga soo jiidayaa Deegaanka Ilaad-Garood oo qiyaastii 40 KM u jira Degmada Ceel-Afweyn iyadoo degmada ay muddooyinkii u dambeeyay wajahaysay biyo-yaraan iyo biyo-qadhaadh.

Hirgelinta mashruucan waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL iyo SDF, iyadoo mashruucu muhiim u yahay sidii bulshada Degmada Ceel-Afweyn loo gaadhsiin lahaa biyo macaan oo nadiif ah.

Daahfurka mashruuca ayaa waxaa Wasiirka kala qayb galay Xubno kamida Golaha Wasiiradda, Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka Madaxda, Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada, Heer Gobol iyo Heer Degmo ee Gobolka Sanaag, Xildhibaannada Degmada Ceel-Afweyn, bulshada Deegaanka Ilaad-Garood iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda JSL.

06/10/2026

"Xisbiga WADDANI, waa Xisbi Qaran oo cidna cid kale ka lahayn waana sababta uu halkaa ku soo gaadhay maanta”

Guddoomiyaha gobolka Togdheer

06/10/2026

"Dhammaan xisbiyada Qaranka xafiiskayagu wuu u furanyahay”

Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Togdheer

Address

Radiohargaysa
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Telefishanka Qaranka Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Telefishanka Qaranka Somaliland:

Shortcuts

Share