10/04/2019
Are you passionate about working for community services? Have a reading culture? Committed to transforming the high illiteracy rate of our country? If yes, Read for life has an opportunity for you.
Membership Intake Process is now open.
Call For Application – read4life
8 Apr 2019 read4lifeNoticecall for application, inspiringyouth, mogadishu, read for life, read4life, somalia, xamar, youthmogadishu Are you passionate about working for community services? Have a reading culture? Committed to transforming the high illiteracy rate of our country? Read for life has ...
25/12/2017
Waxaa maanta jaamacadda City, gaar ahaan hall-keeda weyn ee xarunta Yusuf Kowneyn ka dhacdey munaasabad qiimo badan oo hadal jeedin ah taasoo ay marti ku ahaayen Eng. Mohamed Ali Ibaar iyo Dr. Mohamud Garre. Muxaadarada ayaa loogu magac darey "AAYAHEENNU WAA IDINKA".
Waxan halkaan uga mahadcelineynaa Eng. Mohamed Ali Ibaar oo khudbad qiimo badan micno weyna hambaarsan u jeediyey ardada jaamacadda iyo Dr. Mohamud Garre. Sidoo kale waxan u mahadcelineynaa intii soo agaansintey iyo intii ka soo qeyb gashey ee ka faaideysatey ba.
Munaasabadda waxa soo qabanqaabiyey Naadiga Akhriska ee READ for LIFE Book Club
25/12/2017
The hall is ready and the lecture is about to start in few hours time.
Don't miss "AAYAHEENU WAA ADINKA" named lecture by Eng. Mohamed Ali Ibaar at City University.
24/12/2017
Ogeysiis
Dhammaan ardada dhigata jaamacadda City waxa la ogeysiinayaa in maalinta beri ah taariikhdu ay ku beegan tahay 25ka December, 2017 ay ka dhici doonto jaamacadda gaar ahan hall-ka weyn ee Xarunta Jaamacadda ee Yusuf Alkowneyn, munaasabad weyn oo ay marti ku yihiin Eng. Maxamed Cali Cibaar oo ah khabiir dhanka naqshadaha iyo cilmiga dhismaha, darajo sare na ka gaarey iyo Dr. Maxamuud Yuusuf Garre oo ah Shaqsi aad ugu weyn bahda City iyo bulshadaba, kana tirsan bahda City.
Ciwaanka: " AAYAHEENNU WAA ADINKA".
Goobta: Hall-ka Yusuf Kowneyn ee City
Saacadda: 3:00pm (sagaal saac galabnimo).
Mahadsanidiin
READ for LIFE Book Club
30/11/2017
A great article discussion organized by Book Club members took place today at the library of City University, Km4 campus. Alhamdulillah, the discussion went well and more other reading discussions are to come soon.
Here are some pictures shot from the discussion.
29/09/2017
Some more pictures from our latest event, Whereby Brother was a guest speaker at City University of Mogadishu and delivered a very motivational speech for the students.
Photographer: Mohamed Neero.
19/09/2017
Ogeysiis
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan ardada Jaamacadda City wax ka barata in maalinta beri ah tariikhduna ay ku beegan tahay 20ka bisha 9d 2017, sacadda 3:45pm - 5:00pm (galabnimo), ay ka dhici doonto jamacadda gaar ahan hall ka xarunta Yusuf Alkowneyn muxaadaro (lecture) uu marti ku yahay Mudane oo ah tababarre, fagaaro ka hadle aad na loogu yaqaano khudbadihiisa dhiirogelinta ka hadlaya. Hadaba yeysan ku seegin oo ka faaideyso.
READ for LIFE Book Club
14/09/2017
Qaar ka mid ah madaxda iyo xubnaha READ for LIFE Book Club oo kula kulmey brother , agaasimaha iyo MogBF, bandhiga carwada buugaagta ee Muqdisho.
READ for LIFE on Twitter
“Some of members with , director of at ”
14/09/2017
Meet some of our members who are playing a major role in the activities of the great .
READ for LIFE Book Club
La kulan qaar ka mid ah xubnaha READ for LIFE Book Club oo si weyn uga qeyb qaadanaya bandhiga carwada buugaagta ee Muqdisho.
08/09/2017
The long waited event took place yesterday at Jazeera beach.