06/02/2026
aadanaha waa tiirka aasaasiga ah ee ay noloshu ku taagan tahay. Waa xuquuq uu qof kasta leeyahay, iyada oo aan loo eegin jinsi, daโ, diin, dhalasho, dhaqan, shaqo, ama hab-nololeed gaar ah.
Marka xuquuqda qof kasta si buuxda loo ilaaliyo, waxaa suuragal noqota in bulshadu ku noolaato nabad, midnimo, walaalnimo, caddaalad, iyo kala dambayn uu sharcigu sarreeyo. Ilaalinta xuquuqda aadanaha waa saldhigga horumarka, xasilloonida, iyo wada noolaanshaha bulsho kasta.
Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA) waxa uu ka mid yahay ururrada hormuudka ka ah difaaca, horumarinta, iyo kor u qaadista wacyiga iyo fahamka la xiriira xuquuqda aadanaha. Ururku waxa uu si joogto ah uga shaqeeyaa xoojinta mabaadiโda caddaaladda, sinnaanta, iyo ilaalinta karaamada baniโaadamka.
02/02/2026
๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฅ๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐จ๐ซ๐ค๐๐ซ๐ฌ ๐ข๐ง ๐๐ซ๐จ๐ฆ๐จ๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐จ๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ซ๐ง๐๐ง๐๐ ๐ข๐ง ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐.
Maalinnimadii shalay waxaa si guul leh noogu qabsoomay tababar cinwaankiisu ahaa โDoorka Shaqaalaha Bulshada ee Horumarinta Maamul Wanaagga Soomaaliyaโ, oo si xirfad leh u soo bandhigay Dr. Abdifitah Ahmed Ali. Tababarkan waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay Somali Insight Platform SIP, Youth Initiative Icon, iyo Somali Social Workers Association-SOSWA.
Seminarku wuxuu diiradda saaray muhiimadda ay leedahay in dhalinyarada ka shaqeysa Social Work ay fahmaan doorkooda, kana qeyb qaataan horumarinta bulshada, dowladnimada, iyo dhismaha mustaqbal waara. Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ka qeybgalayaasha firfircoon ee ka soo qeyb galay tababarka.
Dhamaad
28/01/2026
#๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐!
Somali Insight Platform (SIP), Somali Social Workers Association (SOSWA) iyo Youth Initiative Icon waxay kugu casuumayaan ka-qeybgalka TABABAR BILAASH AH oo cinwaankiisu yahay:
โ๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฅ๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐จ๐ซ๐ค๐๐ซ๐ฌ ๐ข๐ง ๐๐ซ๐จ๐ฆ๐จ๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐จ๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ซ๐ง๐๐ง๐๐ ๐ข๐ง ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐โ
Tababarkani wuxuu diiradda saarayaa doorka muhiimka ah ee Social Workers ay ka qaataan horumarinta Good Governance, xoojinta hayโadaha dowliga ah iyo horumarinta cadaaladda bulshada ee Soomaaliya.
โก๏ธ TABABARKU WAA BILAASH
โก๏ธ QOF KASTA WUU KA QAYB GALI KARAA.
Faahfaahinta Tababarka
Taariikhda: 1-2-2026
Maalinta: Axad
โฐ Saacadda: 3:00 PM (galabnimo)
๐ Goobta: Jamacada Salaam โQaybta Cabdiqasim
๐ Is-diiwaangelin hada :
Si aad uga-qeyb gasho tababarka, fadlan iska diiwaangeli link-ga hoose:
https://docs.google.com/forms/d/1kZ8W3AeLostYgUzM9mCMQV2hMV2TlBUwn9Jh1ZW4wW4A
26/01/2026
๐โจ ๐๐ฎ๐ฝ๐ฝ๐ ๐ช๐ผ๐ฟ๐น๐ฑ ๐๐ป๐๐ถ๐ฟ๐ผ๐ป๐บ๐ฒ๐ป๐๐ฎ๐น ๐๐ฑ๐๐ฐ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐ฎ๐!
Maanta waa maalin caalami ah oo aan ku xuseyno muhiimadda ay u leedahay barashada iyo wacyigelinta deegaanka. Ururka SOSWA, wuxuu ku boorinayaa bulshada in ay kaalin firfircoon ka qaataan ilaalinta deegaanka, yareynta saameynta isbeddelka cimilada, iyo dhisidda mustaqbal waara.
Waxbarashada deegaanka waa furaha badbaadinta kheyraadkeena dabiiciga ah iyo nolosha jiilalka soo socda.
๐ฑ Aan wadajir u ilaalino Deegaankeena! ๐
26/01/2026
๐ง Maskaxda & Shaqo Laโaanta
Workshop-kan wuxuu diiradda saarayaa:
โข Saameynta shaqo laโaantu ku leedahay caafimaadka maskaxda
โข Sida ay u dhaawacdo kalsoonida nafta iyo rajada nolosha
โข Xoojinta adkaysiga maskaxeed iyo dhiirrigelinta yididiilada
๐ Ujeedadu waa in la abuuro wacyigelin, wadahadal furan, iyo taageero bulshada dhexdeeda โ gaar ahaan dhalinyarada shaqo laโaanta ah.
โฐ Waqtiga: Arbaco, 8:00 PM
๐
Taariikhda: 28-Jan-2026
๐ Goobta: Google Meeting
๐ Link Isdiiwaangelin: https://forms.gle/dGdTgQwHQUXm6rUM6
โจ Ha Moogan Fursadaan Cajiibka ah!
Groupka Ururka: https://chat.whatsapp.com/Lxr2wCrDEC6BzLRiHSaHi3?mode=gi_t
04/01/2026
Muqdisho, January 04, 2026, Gudoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ฌ๐๐๐๐ณ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ, ayaa si rasmi ah u magacaabay Xilalka kala ah, Madaxa Wacyi-gelinta iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka iyo Madax Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba.
Magacaabista ayaa u dhacday sida hoos ku xusan:-
1) ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐
๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฐ๐๐ถ-๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ซ๐๐พ๐๐๐พ๐๐น ๐๐ป๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ, ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐ถ๐ฑ ๐๐ฏ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ถ๐บ ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ.
2) ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐
๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ค๐ฎ๐ฏ๐ฎ, ๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐ผ ๐ฆ๐ฎ๐ฏ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ป ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ ๐ฆ๐ฎ๐ถ๐ฑ.
Magacaabistaan ayaa lagu saleeyay kartida, waayo-aragnimada iyo u-heelnaanta hawlaha ururka. Xubnaha SOSWA waxay masโuuliyiinta cusub u rajeynayaan guul iyo shaqo hufan.
DHAMAAD
04/01/2026
Muqdisho, January 04, 2026, Gudoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ฌ๐๐๐๐ณ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ, ayaa si rasmi ah u magacaabay Xilalka Madaxa Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada iyo Madaxa Maaliyadda Ururka.
Magacaabista ayaa u dhacday sida hoos ku xusan:-
1) ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐
๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ถ๐บ๐ถ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ ๐๐ต๐๐ถ๐ป ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ฎ๐๐ถ๐ ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ต๐บ๐ฎ๐ป.
2) ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐
๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐จ๐ฟ๐๐ฟ๐ธ๐ฎ, ๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐ผ ๐ญ๐ฒ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฏ ๐๐ฏ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ถ๐บ ๐๐๐ฎ๐ฐ๐ธ.
Magacaabistaan ayaa lagu saleeyay kartida, waayo-aragnimada iyo u-heelnaanta hawlaha ururka. Xubnaha SOSWA waxay masโuuliyiinta cusub u rajeynayaan guul iyo shaqo hufan.
DHAMAAD
03/01/2026
Muqdisho, January 03, 2026, Gudoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ฌ๐๐๐๐ณ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ, ayaa si rasmi ah u magacaabay Xilalka Xoghayaha Ururka iyo Madaxa Warbaahinta (Media-ha) Ururka.
Magacaabista ayaa u dhacday sida hoos ku xusan:-
1) ๐ซ๐ผ๐ด๐ต๐ฎ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐จ๐ฟ๐๐ฟ๐ธ๐ฎ, ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐น๐บ๐ฎ๐ป ๐ฌ๐ฎ๐๐ถ๐ป ๐ข๐๐บ๐ฎ๐ป.
2) ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐
๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐จ๐ฟ๐๐ฟ๐ธ๐ฎ, ๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐ผ ๐๐พ๐ฟ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต ๐๐๐๐๐ฒ๐ถ๐ป.
Magacaabistaan ayaa lagu saleeyay kartida, waayo-aragnimada iyo u-heelnaanta hawlaha ururka. Xubnaha SOSWA waxay masโuuliyiinta cusub u rajeynayaan guul iyo shaqo hufan.
DHAMAAD
03/01/2026
Muqdisho, January 03,2026, Guddoomiyaha Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA), ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ฌ๐๐๐๐ณ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ, ayaa si rasmi ah ๐๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ ๐๐-๐
๐ถ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ป ugu magacaabay ๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐ผ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป๐ฒ.
Kadib markii uu tixgeliyey kartideeda, waayo aragnimadeeda shaqo, doorkii firfircoonaa ee ay ka qaadatay hawlaha ururka, iyo dadaallada joogtada ah ee ay ku taageertay horumarinta adeegyada bulshada, ayaa Guddoomiyuhu goโaankan ku gaaray in ay Marwo ๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป๐ฒ xilkan muhiimka ah qabato.
Magacaabistan ayaa dhaqan-gashay laga bilaabo taariikhda kor ku xusan, iyadoo la rajeynayo in ๐๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ ๐๐-๐
๐ถ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ปka cusub ay si hufan, daacadnimo leh, isla markaana masuuliyad ku dheehan tahay u gudan doonto waajibaadka loo igmaday, kana shaqeyn doonto xoojinta midnimada, wada-shaqeynta iyo horumarinta yoolalka Ururka SOSWA.
Ugu dambeyn, Ururka U-Adeegeyaasha Bulshada Soomaaliyeed (SOSWA) wuxuu ๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐ผ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป๐ฒ u rajeynayaa guul iyo horumar ay ku horseeddo xilkan cusub.
DHAMAAD
28/12/2025
War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen hayโaddaha dhallinyarada Soomaaliyeed.
War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen hayโaddaha dhallinyarada hoggaaminayaan ee kadiiwaangashan wasaarada dhallinyarada xukuumada ayaa si midaysan u muujiyay mowqifka taageeradooda buuxda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuna aaddan ilaalinta madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
12/09/2025
Guddoomiyaha Ururka Somali Social Workers iyo Madaxa Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ayaa ka qayb galay Ololaha Nadaafadda Xeebta Liido, iyagoo dhalinyarada iyo bulshada ku booriyay muhiimadda ilaalinta deegaanka iyo badbaadinta xeebaha dalka.
Ololahani waa mid bulshada ku dhiirrigelinaya in ay door muuqda ka qaataan nadiifinta iyo ilaalinta hantida dabiiciga ah ee dalkeennu leeyahay, si loogu abuuro deegaan caafimaad qaba oo soo jiidasho u leh jiilasha maanta iyo kuwa mustaqbalka.
๐๐
๐พ๐ชด
๏ปฟ
๐ชด๐
10/09/2025
Anyone we can collaborate with, in any type of program, SOSWA is ready for you.
Org.