18/09/2016
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaarihii h**e Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa booqasho ku tagay magaalada Baladweyn iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyey wafdiga Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif. Siyaasiyiin, Odayaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaanan ukala harin soo dhaweynta masuuliyiinta. Wafdiga ayaa kulano la qaatay qeybaha kale duwan ee bulshada. Ugaas Xasan Ugaas Kahliif ayaa muujiyey inay ku faraxsanyihiin booqashada wafdiga, wuxuuna ku booriyey inay tagaan dhamaan gobolada dalka. Waxaa wafdiga ka mid ahaa Mudane Cabdiraxmaan Baadiyow, Mudane, Cabdullahi Goodax Bare, Mudame Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo masuuliyiin kale.
Ra’iisul Wasaarihii h**e Mudane Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa tibaaxay inay ku faraxsan-yihiin sida bulshada reer baladweyne ay u soo dhaweeyeen. Wuxuuna muujiyey iney qaateen talada Ugaaska ayna booqan doonaan goboladda dalka. Ugu danbeyntii wafdiga ayaa si heer sare ah loo sagootiyey.
https://www.youtube.com/watch?v=QpGXA7jzXgA
Wafdi Uu Hoogaaminayo Ra isal wasarihii H**e Ee Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed Oo Lugu Soo Dhoweyay
Wafdi Uu Hoogaaminayo Ra isal wasarihii H**e Ee Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed Oo Lugu Soo Dhoweyay
11/09/2016
"Isbahaysigu wuxuu cadeynayaa in ay dhammaatay sharciyaddii Madaxweynaha Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wixii ka dambeeya 10ka September"
Mucaaradka oo erayo adag ku sagootiyay Madaxweynahii h**e Xasan Garguurte
De Waagacusub Media heeft ten doel: het verrichten van (journalistiek) onderzoek naar- en het bevorderen van de informatieverschaffing in binnen- en buitenla...
06/02/2016
Ku soo dhawoow Xisbiga Madasha Wadaniga!
http://fud.so/so/2016/02/06/ku-dhawaaqida-xisbiga-madasha-wadaniga/
Ku Dhawaaqida Xisbiga Madasha Wadaniga | Madasha Midnimada iyo Diimoqaraadiyada
WAR MURTIYEED Ku Dhawaaqida Xisbiga Madasha Wadaniga 6da Febraayo, 2016, Muqdisho, Soomaaliya Sida la ogyahay, Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadu waxaa
06/02/2016
Welcome to the National Forum Party!
PRESS RELEASE - The Resolution on Party Formation for the National Forum Party
http://fud.so/2016/02/06/the-resolution-on-party-formation-for-the-national-forum-party/
The Resolution on Party Formation for the National Forum Party | Forum for Unity and Democracy
PRESS RELEASE The Resolution on Party Formation for the National Forum Party 6 February 2016, Mogadishu, Somalia At the beginning of 2015, the Forum for
29/01/2016
WAR-MURTIYEED – Go’aanka Golaha Wadatashiga ee Higsiga 2016 wuxuu ka horimaanayaa Dastuurka
http://fud.so/so/2016/01/29/war-murtiyeed-goaanka-golaha-wadatashiga-ee-higsiga-2016-wuxuu-ka-horimaanayaa-dastuurka/
WAR-MURTIYEED – Go’aanka Golaha Wadatashiga ee Higsiga 2016 wuxuu ka horimaanayaa Dastuurka |...
Janaayo 29, 2015, Muqdisho, Soomaaliya BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAHI WABARAKAATUHU Annagoo xog ogaal u ah marxaladda xasaasiga
24/01/2016
Siyaasi Cabdiraxmaan baadiyow oo ka hadlay Safarkooda Puntland & Arrimaha ay Madaxda PL kala...
Prof. Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow oo ka tirsan xubno siyaasiyiin ah oo safar ku maraya Puntland ayaa ayaa ka hadlay qorshahoodii ay u yimaadeen puntland iyo arrimaha ay kala hadlayaan…
24/01/2016
Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ah Gudoomiyaha Madasha Midnimada iyo Diimoqraadiyada ahaana Raisulwasaarahii h**ee ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Gudoomiye Ku-Xigeenka Madasha Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow, iyo Xoghayaha Guud Madasha Mudane Dr. Cali Mohamed Mohamoud (Xareed) ayaa booqasho ku tegey magaalada Gaalkacyo.
24/01/2016
Mudane Abdiweli Sheikh Ahmed oo ah Guddoomiyaha Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyada iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka midyihiin Guddoomiye Ku-Xigeenka Madasha Mudane Dr.Abdurahman A Baadiyow, Xoghayaha Guud ee Madasha Mudane Dr. Ali Mohamed Mohamud - Cali Xareed ayaa soo booqday Global Science University xarunta Galkayo.
Masuuliyiinta ayaa waxaa ka muuqatay shacuur iyo dareen farxadeed oo ay la qaybsadeen maamulka iyo macalimiinta jaamacada. Waxayna ka mahad-celiyeen sida diiran ee loo soo dhaweeyay.