The Forum for Unity and Democracy

The Forum for Unity and Democracy

Share

The Forum for Unity and Democracy is the largest coalition of political parties and actors in Somalia committed to peace and stability.

Madasha Midnimada iyo Diimoqaraadiyada waa isbahaysi ballaaran ee siyaasiin qaran iyo axsaabta Soomaaliyeed ku midoowbeen. Madasha waxay ka damqanaysaa marxaladda adag ee maanta Somaliya mareyso, una is-taagnay innaan isbedel rajo leh ka bilawno bulshada dhexdeeda si wadajir ahna dib laysugu abaabulo si loo abuuro horumar siyaasadeed oo saldhig adag leh oo noqda asaaska bulsho ku dhisan cadaalad,

Wafdi Uu Hoogaaminayo Ra isal wasarihii H**e Ee Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed Oo Lugu Soo Dhoweyay 18/09/2016

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaarihii h**e Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa booqasho ku tagay magaalada Baladweyn iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyey wafdiga Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif. Siyaasiyiin, Odayaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaanan ukala harin soo dhaweynta masuuliyiinta. Wafdiga ayaa kulano la qaatay qeybaha kale duwan ee bulshada. Ugaas Xasan Ugaas Kahliif ayaa muujiyey inay ku faraxsanyihiin booqashada wafdiga, wuxuuna ku booriyey inay tagaan dhamaan gobolada dalka. Waxaa wafdiga ka mid ahaa Mudane Cabdiraxmaan Baadiyow, Mudane, Cabdullahi Goodax Bare, Mudame Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo masuuliyiin kale.

Ra’iisul Wasaarihii h**e Mudane Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa tibaaxay inay ku faraxsan-yihiin sida bulshada reer baladweyne ay u soo dhaweeyeen. Wuxuuna muujiyey iney qaateen talada Ugaaska ayna booqan doonaan goboladda dalka. Ugu danbeyntii wafdiga ayaa si heer sare ah loo sagootiyey.

https://www.youtube.com/watch?v=QpGXA7jzXgA

Wafdi Uu Hoogaaminayo Ra isal wasarihii H**e Ee Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed Oo Lugu Soo Dhoweyay Wafdi Uu Hoogaaminayo Ra isal wasarihii H**e Ee Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed Oo Lugu Soo Dhoweyay

Mucaaradka oo erayo adag ku sagootiyay Madaxweynahii h**e Xasan Garguurte 11/09/2016

"Isbahaysigu wuxuu cadeynayaa in ay dhammaatay sharciyaddii Madaxweynaha Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wixii ka dambeeya 10ka September"

Mucaaradka oo erayo adag ku sagootiyay Madaxweynahii h**e Xasan Garguurte De Waagacusub Media heeft ten doel: het verrichten van (journalistiek) onderzoek naar- en het bevorderen van de informatieverschaffing in binnen- en buitenla...

Photos from The Forum for Unity and Democracy's post 24/01/2016

Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ah Gudoomiyaha Madasha Midnimada iyo Diimoqraadiyada ahaana Raisulwasaarahii h**ee ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Gudoomiye Ku-Xigeenka Madasha Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow, iyo Xoghayaha Guud Madasha Mudane Dr. Cali Mohamed Mohamoud (Xareed) ayaa booqasho ku tegey magaalada Gaalkacyo.

Photos from The Forum for Unity and Democracy's post 24/01/2016

Mudane Abdiweli Sheikh Ahmed oo ah Guddoomiyaha Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyada iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka midyihiin Guddoomiye Ku-Xigeenka Madasha Mudane Dr.Abdurahman A Baadiyow, Xoghayaha Guud ee Madasha Mudane Dr. Ali Mohamed Mohamud - Cali Xareed ayaa soo booqday Global Science University xarunta Galkayo.
Masuuliyiinta ayaa waxaa ka muuqatay shacuur iyo dareen farxadeed oo ay la qaybsadeen maamulka iyo macalimiinta jaamacada. Waxayna ka mahad-celiyeen sida diiran ee loo soo dhaweeyay.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu