30/03/2024
In la is dhagayso way fiican tahay madaxdii h**e oo ka gadoodsan dastuurka la ansixiyay
Mohamed Abdullahi Farmaajo
Sharif Sheikh Ahmed
Somalia oo Nabada
30/03/2024
In la is dhagayso way fiican tahay madaxdii h**e oo ka gadoodsan dastuurka la ansixiyay
Mohamed Abdullahi Farmaajo
Sharif Sheikh Ahmed
30/03/2024
Sideed u aragtaa dastuurka la ansixiyay maanta
27/03/2024
Gabadha sool ugu quruxda badan maxaa kugu soo dhacay markaad sawirkeeda aragtay Aniga sawirkan
17/03/2024
Kajawaab suashaas waa kuma shinbirka caadadu katimaado
16/03/2024
Kajawaab oo maahmaahdaas dhamaystir
15/03/2024
Sheeg dagaalkii badar ninkii ugu h**eeyay ee galada laga dilay
1 abu jahal
2al-aswad bin cabdilasadi
3cutba binu rabica
4umaya binu khalaf
15/03/2024
Askariga dameerka sida jaceyl uma qabo, ee dhul miineysan ayuu marayaa, maxaa yeelay tallaabo walba oo khaldan oo uu dameerku qaado waa lagu halaagsamayaa.
Xilliyada qaar waxaa lama huraan ah in aan dameerro dhabarka ku qaadno si aan nafteena u badbaadinno.
Ramadan Mubarak 🫡
Wiil baa isagoo didaya ina adeertis oo si khasab ah loogu daray.
Gabadha weligis h**e uma aanu arag eh, sida ay shareecadu qabto, waxa lagu yiri: "Bax oo soo eeg, waa intaas oo aad jeclaataaye".
Markuu soo laabtay baa la weydiyay: "Ka warran gabadha, sideed u aragtaa?"
Ku lahaa: "Waa un adeerkay Faarax oo indhakuul loo mariyay"😂😂😂
13/03/2024
Nin walalki iihili yiri hoog alaa baxday🥹
Mahmah ku haboon soo qor
Sheeg ninkii iyo gabadhii ugu h**eeyay ee diinta islaamka loodilay
Imisa soon ayuu soomay nabi muxamed NNKH