02/03/2023
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay(ansixiyay)
HINDISE-SHARCIYEEDKA DAAWADA IYO BADQABKA CUNNADA SOOMAALIYA, oo ay soo gudbisay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.
waa Hindisihii 15aad oo ay meel-mariyaan Golaha Xukuumadda Dan-Qaran
Mohamed Abdirahman Boolbool
