Mohamed Abdirahman Boolbool

Mohamed Abdirahman Boolbool

Share

Somalia.

02/03/2023

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay(ansixiyay)
HINDISE-SHARCIYEEDKA DAAWADA IYO BADQABKA CUNNADA SOOMAALIYA, oo ay soo gudbisay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.

waa Hindisihii 15aad oo ay meel-mariyaan Golaha Xukuumadda Dan-Qaran

Mohamed Abdirahman Boolbool

23/02/2023

Tacliinta Dalka waxaa ku socdo isbadal muuqda oo lagu gaarsiinayo in Hanaanka Waxbarshada Dalka uu noqdo mid lagu kalsoon karo oo bulshada loogu adeegayo.

20/02/2023

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federalka waxa ay dhawaan Meel-Mariyeen SIYAASADDA JAANGOYNTA MUSHAARAADKA IYO DARAJOOYINKA SHAQAALAHA RAYIDKA EE DOWLADDA.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo soo diyaarisay Siyaasadaas ayaa wada dardargelin xoog leh oo ay ku hagaajineyso nidaamka Shaqaalaha Dowladda.

Halkan si kooban kaga Daalaco.

17/02/2023

Waxaa xowli ku socda dib u dhiska Hay’adaha Dowlaga ah,

6dii bilood ee ay dhisneyd Xukuumadda, Waxey Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Dan-Qaran meel-mariyeen(ansixiyeen) Hindisayaal, Heshiisyo iyo Syaasado.

Muuqaalkan kaga Boggo Hindise-sharciyeedyadda ay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federalka Meel-mariyeen.

24/12/2022

Halyeeyadda qeybtood mahelaan xuquuqda asaasiga ah, waxaa kaloo jira aqoonyahano badan oo aan fursad u helin in Qaranka ey aqoontooda ugu adeegaan.

RW Hamza Abdi Barre

24/12/2022

Ra'isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya M.dane Hamza Abdi Barre ayaa kula dardarmay shaqaalaha Dowladda in ey waajibaadkoodda si hufan u gutaan.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Makkah Almukaramah
Mogadishu