16/02/2023
Taliye u dhigma police ma heyso halaga faa’ideysto, Salana usaara 🫡 👮♂️
16/01/2023
Boliiska oo Shacabka ka Badbaadiyay 2 Miino oo ay Khawaarijtu shacabka ku dhibaateyn rabeen.
Maanta 16/Jan/2023, ayeey Khawaarijtu dhigeen 2 Miino Maqaayado ay shacabku fadhiistaan oo ku yaalay Xaafada ABA-GEDO ee Degmada Dharkeynley, Saldhiga Boliiska Dharkeynley iyo Laanta Miino-Baarista Boliiska, ayaa fashiliyay si shacabka looga badbaadiyo.
10/01/2023
Maanta 1:20 duhurnimo, ayaa Boliiska Gobolka Banaadir, gacanta ku soo dhigay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka, oo Degmada Xamar-weyne Waaxda Gobonimo ku dilay Abuubakar Maxamed Nuurani, 65 jir ahaa Ina Hooyo Saaman Cali Abuukar. Eedeysanah ayaa Cadaalada Wajahaya, IA.
10/01/2023
10/Jan/2023, abaare 07:00 AM, Shacabka iyo Boliiska Degmada Balcad ee DG Hirshabelle oo iskaashanaya ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Xasan Juule Shaakir, oo dil ugu geeystay Marxuum Cali Taliye Cariif Hadaafoow Jackpoint-iga Waaxda Xaawo-taako ee Degmada Balcad. Eedeysnuhu Cadaalada ayu maraya ilaahay idinkii.
06/01/2023
Big shout-out to those who've recently engaged with me!
Mariiney Sheikh Ali