Somalibelgium

Somalibelgium

Share

Pagekaan wuxuu tabiyaa oo kaliyah wararka quseeya arrimaha Somalida Beljim Halkani Waa Bar xog ay ka helaan bulshada Soomaaliyeed ee dalkaan Belgium.

25/11/2024

Waxaa aad u adag magaalooyinka Biljim in aad guri hesho. Qoyska Qasim Sid iyo Dhaahin oo dhalay 15 carruur ah ayaa waxaa hadda heysato guri xun si la;id ah dadka kale ee degan gobolka Limburg.

Qoyska oo asal ahaan ka soo jeeda muqdisho ayaa waxaa dhibaatadii ay dalkooda uga soo carareen hadda uga darnaatay sidii ay guri ku heli lahaayeen.

02/11/2024

Beljim oo diiday ku dhawaad dhamaan codsiyada 'fast track' ee dadka isdhiiba.

96% codsiyada magangalyo ee loo yaqaano fast track iyadoo la adeegsanayo nidaamka si degdeg ah loo siinayo qofka isdhiiba jawaaba ayaala diiday. Dhammaan kiisaska la diiday waxay quseeyaan dad ka yimid dalalka loo arko inay nabad yihiin, ama aan loo malaynin inay khatar yihiin.

Tan iyo Febraayo, Wakiilka Guud ee qaxootiga comisaariyo ee Belgium (CGVS) - hay'adda bixisa sharciyada qaxootiga - waxay awood u yeelatay inay dedejiso habka codsiyada magangalyo ee dadka leh fursado yar inay helaan sharci.

Nidaamku wuxuu kaliya khusayaa codsiyada dadka ka yimid liiska "dalalka amniga" ah (oo ay ku jiraan Moldova, Albania, Kosovo iyo Hindiya)

Waxaa la filayaa inay ku soo xigaan codsiyada dadka u dhashay Moldova, Congo iyo Georgia - saddex qowmiyadood oo leh fursad hoose oo ay ku heli karaan magangelyo.

Somalibelgium Pagekaan wuxuu tabiyaa oo kaliyah wararka quseeya arrimaha Somalida Beljim

26/08/2023

Xaalada tareen stationka Gardu midi ee magaalada Brussels ayaa laga deyrinayaa sababo la xiriira halkaasoo ay ku soo bateen dadka hoy la,aanta ah, waxayna arrintaas sababtay in ay ku bataan tuugada iyo dadka jeebsiibka ah.
Dowlada dhexe ayaa hadda arrinta soo faragelisay, waxayna sheegtay in loo baahanyahay in arrintaas ay iska kaashadaan qeybaha kala duwan si wax looga qabto.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu