Ra'iisul Wasaare Hamza Abdi Barre iyo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane. Abdulfatah Kasim Mohamud
Mohamud Ali Haji
Communication Specialist | Security Studies | Protocol & Diplomacy | UPEACE 🇺🇳– PGD.
11/05/2026
20 jir oo intaan oo shuruud ah buuxin karo miyaa jira waliba Soomaaliya ku nool?
FURSAD DHALINYARADA WAXBARATAY UGU BIIRI KARAAN CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYEED
Hogaanka Qorsheynta iyo Tababarada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu Ardeyda ka qalin-jabisay Dugsiyada sare sanadihii u dambeeyey u soo bandhigayaa fursad ay Ciidanka ugu soo biiri karaan.
SHURUUDAHA CODSIGA
1- Ardey Haysta Shahaadada Dugsiga sare oo cel celis ahaan aan ka yareyn 70%.
2-Da’ahaana waa inuusan ka weynayn 20 sano
3-Dhibcaha maadooyinka Xisaabta iyo Fiisigiska waa inaysan ka yaraan 70%.
4-Imtixaanka Ingiriiska Akhris, Qoraal iyo Waraysi ahaan waa inuusan ka yaraan 85%, ama uu haystaa IELTS 4/9.
5-Luuqadda Carabiga haddii uu ku fiican yahay waa in Imtixaanka laga qaadayo ka hooseyn 75%
6-Imtixaanka Aqoonta guud ee laga qaadi doono waa inuu ku gudbaa
7-Waxa la marsiin doonaa Baaritaano Caafimaad
8- Qabashada Codsiyada waxay ku egtahay 13-ka May 2026 , Saacadaha 07:30AM- 17:00PM
FG -Codsadayaasha waxaa laga doonayaa inay si buuxda u soo gudbiyaan xogtooda iyo dukumiintiyada looga baahan yahay iyagoo adeegsanaya link-gan hoose
https://script.google.com/macros/s/AKfycbzT7VDYw5O4deIIA5XGJk4MR8AjS6M2LKX9az-aGlu7jdJczG847JtONmE-AvWms64yvw/exec
Hadaad u baahato Faah Faahin dheeri ah la xiriira Email: [email protected]
Inta aadan wabiga gudbin ka hor, yaxaaska ha u sheegin inuu fool xun yahay.
Ma fahamtay macnaha?
10/05/2026
Doorashada tooska ah ee isku sidkan ee Koonfur Galbeed waa mid taariikhi ah oo bogaadin mudan.
Saakay subax u wanaagsan dadka Reer Koonfur Galbeed waaye, mar haddii doorasho dadweyne u dareerayaan.
Waa tallaabo dhanka dimoqraadiyadda ah oo horey loogu qaaday.
Muuqaal argagax leh… Muwaadin Yemeni ah ayaa hub (Biskoolado) ku iibinaya wadooyinka ee magaalada Sanca.
05/05/2026
What Defines Somali Identity: Clan, Islam, Or The Modern State? Somali Identity and Layered ResilienceDownload
Midna waqtiga ayay ka dhumisay midna su'aal ku adag ayay waydiisay si noloshiisa fashilkeeda u cadaato!
Dantaada garo; ninka ragga ahi waa u waano, doqonkuna waa u caay.
02/05/2026
Agaasime Ahmed Mohamed ayaa ka qaybgalay Xuska Maalinta Caalamiga ee Shaqaalaha Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay.
02/05/2026
Soomaaliya waxa ay ku tallaabsanaysaa horumar la taaban karo oo ku aaddan dib u dhiska iyo qalabaynta Ciidamada. Sannadaha 2025/2026, waxa aynu ka galnay qaaradda Afrika kaalinta 23aad.
Sanadaha soo socda, waxa aynu rajaynaynaa in aynu gaarno meel ka sii sarreysa tan maanta.
Guuleysta Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
02/05/2026
Hambalyo Dr. Aweis Ahmed.
Barnaamijkan oo loogu talo galay in cilmibaarayaal ka socda dalalka Afrika ee xubinta ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay daraasado uga sameeyaan siyaasadda arrimaha dibadda ee dalalkooda waxaa Soomaaliya ku metelaya Aweis Ahmed oo katirsan Somali Public Agenda.
Barnaamijkan tan iyo markii uu bilowday, waxaa loo qaatay labo cilmibaare oo ka socday dalalka Mozambique iyo Sierra Leone (2023-2025) oo xubin ka ahaa Golaha Ammaanka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Afgoi Road
Mogadishu
