Tageerayaasha Musharax Madaxwayne Abshir Aden Ferro
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tageerayaasha Musharax Madaxwayne Abshir Aden Ferro, Government Official, Maka-Al Mukarama, Mogadishu.
Founder and CEO of Fort Roche Group, a company specialising in security and based in London, Abshir Aden Ferro is also the President of the "Alliance for the Future Party" (Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka), which was founded in 2019.
Musharax Abshir Ferro Oo Munasabad Tarikhii ah Ku qabtay Xarunta Barlamanka Uk…
Madaxwaynaha Mustaqbalka Mudane Abshir Aden Ferro.
MUDANE ABSHIR ADEN FERRO OO KA MID NOQDAY 25 KA SHAQSI UGU SAMEENTA BADAN SOOMAALIY 2023
01/07/2023
Galabta buuggaagii My Life For Somalia, waxaan geeyay bandhig Hammersmith and Fultham Community Centre.
26/05/2023
WAR-SAXAAFADEED
XISBIGA ISBAHAYSIGA MUSTAQBALKA (XIM) SOOMAALIYA AYAA SI DIIRAN U
HAMBALYAYNAYO SHACABKA IYO HOGAANKA DAWLAD-GOBOLEEDKA
PUNTLAND GUUSHA DOORASHOOYINKA DIMUQRAADIGA EE DEGMOOYINKA
25/04/2021
Waxaan Gogol Nabadeed Ugu Yeerayaa Maamul Goboleyada Musharaxiinta & Farmajo, Waxana Balanqadayaa Wax Walba Ku Bixi Doono Hadii ay ahaan Laheed Dhaqaalo & Aqoon aan Diyaar U ahay ,
Waa in aan U Arxanaa Dadkii Iyo Dalka Iyo Calankaba , Iyo Nimanka Siyaasinta Waa In ay Ka Soo Baxaan Mataladii ay Dadkooda ay Ku lahayeen, & Musliyadii Ay Qadeen ayana Kuna dhaarteen.
Maanta Waxaan Fidinayaa Gogal Nabadeed Oo Dag Deg a ah Oo aan Iskugu Yereyo Maamul Goboledyada Siyaasinta Musharxiinta Iyo Farmajo,
Si aan U Soo Saarno Qof anakoo Dhan aan Ku Qanacsanahay Hogaankii Nabadii Lahaa Dalka & anakoo Dhan aan U Garab Istaagno Si aan Ugu Fakiri Laheen Dadkeen Dalkeena calankeena & Mustaqbalkeena
Markaan Tan Soo Dhameeyo Waxaan U Soo Jeesan Doonaa Albaabkeega U Furan Yahay Eeena Diyaar U ahay In aan Gogal U Fidiyo Al Shabab Ugana Dhageesto Waxa ay Tabanayaan & Waxa aan Ka Tabaneeyno,
Kana Shaqeen Doono Calaamka Iyo Al Shabaab Waxa Dhaxyaalo Saan Xal Ugu Gaari Lahaa Mustaqbalkeena Soomaaliya & Horumar Rajo & Amni Kana Sii Fikira Saad Xalka Ugu Mid Noqon Laheedeen Dhiigana Loo Joojin Lahaa,
Wabilaahi Towfiq
12/04/2021
Waxaan Dhamaan Shacabka Muslimiinta Gaarhaan Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambayeenayaa Bilowga Dhalshada Bisha Barakeysan ee Ramadaan,
Waxaan Ilaahey ka baryayaa in aynu Noqonno kuwii waajibaadka Alle Saarey Siduu yahay u guta,
Waxaa la inooka Baahan yahay in aynu isu Naxariisanno Oo keena Baahan Quudinno, oo kan Musaafurka ahna Martigelinno.
Sidoo kale waxaa inala Wanagsan in aynu Bisha Barakeysan ka faa’iideysanno oo Allaha awooda leh weydiisanno dembidhaaf iyo inuu inaka saaro oo inaka dulqaado dhibaatooyinka faraha badan ee ina haysta sida: colaada, , caddaalad la’aanta, Maamul xumada,
Madaxda Soomaaliyeed Waxaan Lee Yahay " War Intaad Dagaalka Naga Daysaan Ee Dadka Soomaaliyeed aan U Naxariisano,,
14/02/2021
"IS WAYDII WAXAAD WADANKAAGA U QABAN KARTO EE HA ISWEYDIIN WAXA UU WADANKAAGA KUU QABAN KARO,,
Abshir Aden Ferro
Musharax Madaxwaynaha Soomaaliya
"Soomaaliya Qabiil Ma Jiro Qabiilka Ugu Wayn Waa Dollarka,,
Musharax Madaxwayne Abshir Aden Ferro
Musharax Madaxwaynaha Soomaaliya Abshir Aden Ferro OoKa hadlay Xalada Dalka Uu Maraayo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Maka-Al Mukarama
Mogadishu
256

15/05/2024