21/01/2022
Gacliye lacagtaada iska heeso waxa kaliya ee aan u baahanahy ayaa ah jacaylkaaga
Gabadhii ugu dambeeysay ee tiraah hadalkaas waxaay geeriyootay 1872
Taariikhda ayaa xusta mar walba
2020 allaha inoo soo sahlo odayaal dhalin yarada ugu yabooha {gabar, 4 faataxo iyo lacag }
Allaha inoo sahlo

22/03/2020