EUTM Somalia

EUTM Somalia

Share

European Union Military Mission to contribute to the training of Somali National Armed Forces

Photos from EUTM Somalia's post 08/05/2026

Blue Shield Exercise: A Resounding Success in Mogadishu!

EUTM Somalia organized Blue Shield Exercise, bringing together a wide range of international actors operating in Mogadishu. This significant event provided a crucial opportunity to test and enhance our rapid response capabilities against emerging threats.
The exercise focused on the progressive implementation of force protection measures and the ability to effectively manage and respond to a mass casualty (MASCAL) scenario—ensuring the safety and security of the international campus.
Beyond its tactical objectives, the Blue Shield Exercise stands as a testament to the power of collaboration, mutual learning, and shared commitment among international partners.
By fostering stronger bonds and aligning best practices, the exercise has not only elevated the readiness of participating forces but also reinforced the collective resolve to uphold peace, security, and stability in Somalia and the wider region.
This successful drill highlights the ongoing dedication of EUTM Somalia and its partners to building a safer, more secure future for all.


Layliga Blue Shield: Guul Weyn oo laga gaaray Muqdisho!

EUTM Soomaaliya ayaa abaabushay Layliga Blue Shield, iyadoo isu keentay hay’ado caalami ah oo kala duwan oo ka howlgala Muqdisho. Dhacdadan muhiimka ah waxay siisay fursad muhiim ah oo lagu tijaabiyo laguna xoojiyo awoodaha jawaabta degdegga ah ee ka dhanka ah khataraha soo baxaya.
Layligu wuxuu diiradda saaray hirgelinta si tartiib tartiib ah ee tallaabooyinka ilaalinta ciidamada iyo awoodda lagu maareynayo si wax ku ool ah loogana jawaabayo xaalad dhaawacyo badan iyadoo la hubinayo badbaadada iyo amniga xarunta caalamiga ah.

Photos from EUTM Somalia's post 06/05/2026

EUTM Mission Force Commander Brig. Gen. Elio Manes met with Commander of the Somali Navy and Coast Guard, Brig. Gen. Abdiwahab Abdullahi Omar, in a productive discussion to strengthen security cooperation.
This important discussion, which also included key EUTM elements, underscored the shared commitment to collaboration, trust, and joint action in tackling security challenges. By aligning our efforts, we are not only reinforcing the foundation for peace and resilience in Somalia but also contributing to the broader stability of the region.
This partnership reflects the dedication of both EUTM Somalia and the Somali Navy and Coast Guard to enhancing security, and fostering a safer environment for all. Together, we are building a future where cooperation and mutual support pave the way for lasting stability.


Taliyaha Ciidanka Howlgalka EUTM Somalia, Sarreeye. Guuto. Elio Manes, ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, Sarreeye. Guuto. Abdiwahab Abdullahi Omar, kulan wax ku ool ah oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amniga.
Wadahadalkan muhiimka ah, oo ay sidoo kale ka qayb galeen xubno muhiim ah oo ka tirsan EUTM, ayaa muujiyey sida labada dhinac uga go’an tahay iskaashi, kalsooni, iyo tallaabo wadajir ah oo lagu wajahayo caqabadaha amniga. Iyadoo la mideynayo dadaallada, ma aha oo kaliya in la xoojinayo aasaaska nabadda iyo adkeysiga Soomaaliya, balse sidoo kale waxaa lagu biirinayaa xasilloonida guud ee gobolka.
Iskaashigan waxa uu ka tarjumayaa dadaalka ay wadaagaan EUTM Somalia iyo Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya ee ku aaddan kor u qaadista amniga iyo abuurista jawi ammaan ah oo loogu talagalay dhammaan. Si wadajir ah, waxaan dhiseynaa mustaqbal ay iskaashi iyo is garab istaag ku horseedaan xasillooni waarta.

05/05/2026

Core Principle: Respect for Human Rights

Respect for Human Rights lies at the very core of EUTM Somalia’s mandate and daily work. Every training session, advisory engagement, and institutional partnership is firmly grounded in the principles of human dignity, equality before the law, accountability, and the protection of fundamental freedoms. Human rights are not treated as a separate component of security sector development, but as an essential foundation for professional, trusted, and effective armed forces.
Through comprehensive training and strategic advice, EUTM Somalia supports Somali security institutions in embedding international humanitarian law, civilian protection standards, and ethical leadership into their structures and operations. By strengthening awareness and practical application of these principles, the mission contributes to building security forces that serve their communities with integrity and responsibility.
Committed to partnership. Dedicated to stability. United for progress.


Mabda'a Aasaasiga ah: Ixtiraamka Xuquuqda Aadanaha

Ixtiraamka Xuquuqda Aadanaha wuxuu saldhig u yahay waajibaadka iyo shaqada maalinlaha ah ee EUTM Somalia. Tababar kasta, talo-bixin kasta, iyo iskaashi hay’adeed kasta waxaa si adag loogu saleeyaa mabaadi’da karaamada aadanaha, sinnaanta sharciga hortiisa, isla xisaabtanka, iyo ilaalinta xorriyadaha aasaasiga ah. Xuquuqda aadanaha looma arko arrin gaar u taagan horumarinta waaxda amniga, balse waa tiir lama huraan u ah dhismaha ciidan xirfad leh, lagu kalsoonaan karo, oo wax-ku-ool ah.
Iyadoo loo marayo tababaro dhammaystiran iyo talo-bixin istiraatiiji ah, EUTM Somalia waxay taageertaa hay’adaha amniga Soomaaliyeed si ay ugu dhex-dhigaan qaab-dhismeedkooda iyo hawlgalladooda sharciga caalamiga ah ee bani’aadannimada, heerarka ilaalinta rayidka, iyo hoggaan anshax leh. Adkaynta fahamka iyo ku-dhaqanka mabaa’di’dan si wax ku ool ah waxay gacan ka geysaneysaa dhismaha ciidan u adeega bulshadiisa si daacadnimo iyo mas’uuliyad leh.
Ku go’an iskaashi.
U heellan xasillooni.
Midnimo ku wajahan horumar.
’daEU

Photos from SNA RADIO's post 03/05/2026

The Somali health system is driving the nation’s progress, and EUTM is proud to contribute by empowering and valuing the expertise of Somali medical doctors. 🇸🇴🇪🇺

Nidaamka caafimaadka Soomaaliyeed ayaa horseed u ah horumarka dalka, EUTM waxay ku faaneysaa inay ka qayb qaadato iyadoo awood siinaysa isla markaana qiimeynaysa khibradda dhakhaatiirta Soomaaliyeed. 🇸🇴🇪🇺 caafimaadka Caafimadka

Photos from EUTM Somalia's post 02/05/2026

EUTM-S Mission Force Commander, Brig. Gen. Elio Manes, met with Turkish Task Force Commander, Maj. Gen. Sebahattin Kalkan, in a productive discussion to support SNAF.
Both leaders highlighted the importance of close dialogue to ensure international support aligns with Somalia’s priorities. We are building capable, sustainable, and accountable Somali security institutions—empowering Somalia to secure its own future.
Initiatives like these are the foundation of lasting stability. Together, we move forward.


Taliyaha Ciidanka Hawlgalka EUTM-S, Sarreeye Guuto Elio Manes, ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Hawlgalka Turkiga, Sarreeye Gaas Sebahattin Kalkan, kulan miro-dhal ah oo lagu taageerayo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNAF).
Labada hoggaamiye waxay adkeeyeen muhiimadda wadahadal dhow si loo hubiyo in taageerada caalamiga ahi ay la jaanqaaddo mudnaanta Soomaaliya. Waxaan dhiseynaa hay’ado amni oo Soomaaliyeed oo karti leh, waara, isla markaana isla xisaabtan leh—taasoo awood siinaysa Soomaaliya inay xaqiijiso mustaqbalkeeda amni.
Hawlaha noocan oo kale ah ayaa saldhig u ah xasillooni waarta. Wadajir ayaan h**e u soconnaa.

01/05/2026

Happy Labour Day to all the hardworking people of Somalia!

On this important day, we celebrate the strength, resilience, and determination of Somali workers across all sectors—civilian and uniformed—whose daily efforts contribute to the growth, stability, and future of the nation. Your dedication, often in challenging circumstances, is a true testament to the spirit and perseverance of the Somali people.
EUTM Somalia proudly recognizes the vital role that professionalism, discipline, and service play in building strong institutions and supporting long-term peace and security. Through our partnership, we remain committed to working side by side with our Somali counterparts, contributing to capacity building and the development of a sustainable and secure environment.
As we mark this Labour Day, we extend our sincere congratulations and appreciation to all workers. Your efforts are shaping a brighter, more resilient Somalia for generations to come.
Wishing everyone a safe, peaceful, and inspiring Labour Day!
EUTMS

Farxadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka Awgeed, Hambalyo dhammaan shaqaalaha dadaalka badan ee Soomaaliyeed!

Maalintan muhiimka ah, waxaan u dabaaldegeynaa xoogga, adkeysiga, iyo go’aanka shaqaalaha Soomaaliyeed ee ka kala shaqeeya dhammaan qeybaha—rayid iyo ciidanba—kuwaas oo dadaalkooda maalinlaha ah ka qeyb qaata horumarka, xasilloonida, iyo mustaqbalka dalka. Dadaalkiinna, waa caddeyn dhab ah oo muujinaysa ruuxa iyo samirka shacabka Soomaaliyeed.
EUTM Somalia waxay si sharaf leh u aqoonsaneysaa doorka muhiimka ah ee xirfadlennimada, anshaxa, iyo adeeggu ku leeyihiin dhismaha hay’ado adag iyo taageeridda nabad iyo amni waara. Iyadoo loo marayo iskaashigeenna, waxaan weli naga go’an inaan garab istaagno saaxiibbadeenna Soomaaliyeed, annagoo ka qeyb qaadaneyna kobcinta awoodaha iyo horumarinta deegaan ammaan ah oo waara.
Iyadoo la xusayo Maalinta Shaqaalaha, waxaan u diraynaa hambalyo iyo mahadnaq dhammaan shaqaalaha. Dadaalkiinnu wuxuu dhisayaa Soomaaliyada ifeysa oo adkaysi badan oo jiilasha soo socda u roon.
Waxaan idiin rajeyneynaa Maalin Shaqaale oo nabad, badbaado, iyo dhiirigelin leh!

shaqaalalaha

28/04/2026

Strengthening Partnerships for a Stable Somalia!

The European Union Training Mission in Somalia (EUTM) and the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held a pivotal meeting focused on logistics coordination. This collaboration is a testament to our shared commitment to supporting Somalia’s journey towards lasting peace and stability.
AUSSOM continues to play a vital role in securing the country, providing essential support to Somali security forces, and facilitating the transition towards full Somali-led security. Their efforts on the ground are crucial in countering threats and creating a safe environment for all Somalis.
EUTM Somalia, through its training and capacity-building programs, empowers Somali security institutions, ensuring they are well-equipped and prepared to take the lead in safeguarding their nation.
By enhancing our logistics coordination, we are not only improving operational efficiency but also reinforcing our collective resolve to stand with Somalia.
Together, we are building a foundation for a peaceful and prosperous future.


Xoojinta Iskaashiga si loo gaaro Soomaaliya oo xasilloon!

Maanta magaalada Muqdisho, Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) iyo Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika Soomaaliya (AUSSOM) ayaa yeeshay kulan muhiim ah oo diiradda lagu saaray isku-dubaridka saadka. Iskaashigan wuxuu caddeyn u yahay go’aanka wadajirka ah ee aan ku taageereyno safarka Soomaaliya ee ku wajahan nabad iyo xasillooni waarta.
AUSSOM waxay sii wadaa door muhiim ah oo ay ku leedahay sugidda amniga dalka, iyadoo bixisa taageero lama huraan ah oo ay siiso ciidamada amniga Soomaaliya, isla markaana fududeysa kala-guurka ku wajahan amni ay si buuxda u hoggaaminayaan Soomaalida. Dadaalladooda dhulka ka socda waa kuwo muhiim u ah la dagaallanka khataraha iyo abuurista deegaan ammaan ah oo ay ku noolaadaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
EUTM Soomaaliya, iyada oo loo marayo barnaamijyadeeda tababarka iyo dhisidda awoodda, waxay awood siinaysaa hay’adaha amniga Soomaaliya, iyadoo hubinaysa in ay si wanaagsan u qalabeysan yihiin una diyaar garoobeen inay hoggaanka u qabtaan ilaalinta dalkooda.
Iyadoo la xoojinayo isku-dubaridka saadka, ma aha oo kaliya inaan hagaajineyno hufnaanta howlgalka, balse sidoo kale waxaan adkeyneynaa go’aankeena wadajirka ah ee aan kula garab taagan nahay Soomaaliya.
Wadajir, waxaan dhiseynaa aasaaska mustaqbal nabdoon oo barwaaqo leh.

Photos from EUTM Somalia's post 27/04/2026

A Common Security and Defense Policy (CSDP) Service Medal ceremony was held at the EUTM Somalia Headquarters in Mogadishu.
The EUTM Mission Force Commander, Brig. Gen. Elio Manes, presided over the event.
In his address, Brig. Gen. Elio commended the medal recipients for their dedication, professionalism, and service to the mission.
The CSDP medal parade is a cherished European Union tradition, embodying unity, dedication, and excellence. It also serves as a proud milestone for those serving under the EU flag, who are committed to training, mentoring, and advising Somali forces to foster a more secure and stable Somalia.


Xaflad lagu guddoonsiinayay billadda Adeegga Siyaasadda Amniga iyo Difaaca Guud ee Midowga Yurub (CSDP) ayaa lagu qabtay xarunta Howlgalka Tababarka Midowga Yurub Soomaaliya ee Mogadisho.
Taliyaha Howlgalka EUTM, Sarreeye Guuto Elio Manes, ayaa hoggaaminayay munaasabadda.
Khudbaddiisa, Sarreeye. Guuto. Elio wuxuu ku ammaanay askarta la guddoonsiiyay billadda dadaalkooda, xirfaddooda, iyo adeeggooda howlgalka.
Bandhigga billadda CSDP waa dhaqan muhiim ah oo Midowga Yurub leeyahay, kaas oo ka tarjumaya midnimo, dadaal, iyo heer sare. Waxa kale oo uu yahay guul sharaf leh oo ay gaaraan kuwa ka hoos shaqeeya calanka Midowga Yurub, kuwaas oo ka go’an tababaridda, hagidda, iyo la-talinta ciidamada Soomaaliyeed si loo helo Soomaaliya ammaan ah oo xasilloon.

Photos from EUTM Somalia's post 26/04/2026

EUTM Somalia successfully delivered a comprehensive computer skills seminar, bringing together participants from the 18th and 19th Gorgor Brigades, along with members of the 1st Brigade of the Somali National Army.
The session focused on enhancing essential digital competencies, including basic computer operations, information management programs, and the practical use of technology in daily military tasks. Participants had the opportunity to strengthen their knowledge through hands-on learning, reinforcing skills that are increasingly vital in modern operational environments.
This initiative highlights the continued commitment to capacity building and professional development within the Somali National Army. It also reflects the strong collaboration and valuable support of all partners involved in empowering personnel with the tools needed for a more effective and modern force.


EUTM Soomaaliya ayaa si guul leh u qabatay tababar dhameystiran oo ku saabsan xirfadaha kombiyuutarka, kaasoo ay ka qeybgaleen xubno ka kala socday Guutooyinka 18aad iyo 19aad ee Gorgor, iyo sidoo kale xubno ka tirsan Guutada 1aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Tababarkan wuxuu diiradda saaray horumarinta xirfadaha dijitaalka ee aasaasiga ah, oo ay ku jiraan isticmaalka kombiyuutarka, barnaamijyada maaraynta xogta, iyo adeegsiga tiknoolajiyadda ee howlaha maalinlaha ah ee ciidamada. Ka qeybgalayaashu waxay heleen fursad ay ku xoojiyaan aqoontooda iyagoo ka faa’iideysanaya tababarka baraatikada ah, taasoo sare u qaadaysa xirfadaha muhiimka u ah hawlaha casriga ah.
Hindisahan wuxuu muujinayaa dadaalka joogtada ah ee lagu xoojinayo awoodda iyo horumarinta xirfadeed ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Sidoo kale, wuxuu ka tarjumayaa iskaashiga adag iyo taageerada qiimaha leh ee dhammaan bah-wadaagta ku lugta leh, si loo awoodsiiyo ciidamada qalab iyo xirfado ay ku noqdaan kuwo casri ah oo wax ku ool ah.
Qaranka Soomaaliyeed Awoodda Dijitaalka ah wadajir ah

25/04/2026

Empowering Somali Medics: Advanced Life Support Training Completed!

EUTM-S, in partnership with the Somali Armed Forces, has successfully conducted a specialized Advanced Life Support (ALS) course for Somali military medical personnel. The training focused on the in-hospital management of cardiac arrest and post-arrest care, fully aligned with international medical guidelines.
This initiative is a testament to the commitment to local ownership, professional excellence, and mutual respect. By enhancing medical readiness and decision-making, the course not only strengthens the capabilities of Somali military medics but also contributes to the well-being of both military personnel and the civilian population.
A big step forward for Somalia’s healthcare resilience!
-S

Kobcinta Awoodda Caafimaadka ee Soomaaliya: Tababarka Gar-gaarka Badqabka Nafta oo La Soo Gebagebeeyay!

EUTM-S, iyadoo kaashaneysa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa si guul leh u soo gabagabeysay tababarka gaarka ah ee ku saabsan Gargaarka Badqabka Nafta (ALS) oo loo qabtay howl-wadeennada caafimaadka ee militariga Soomaaliyeed. Tababarkani wuxuu diiradda saaray maaraynta xaaladaha wadne istaagga (cardiac arrest) gudaha isbitaalka iyo daryeelka ka dambeeya, isagoo si buuxda ula jaanqaadaya hagitaannada caafimaad ee caalamiga ah.
Hindisahan wuxuu marag u yahay ka go’naanta lahaanshaha gudaha, heer sare oo xirfadeed, iyo is-ixtiraam wadajir ah. Iyadoo la xoojinayo diyaargarowga caafimaad iyo awoodda go’aan qaadashada, tababarku wuxuu sare u qaadayaa kartida howl-wadeennada caafimaadka ee militariga Soomaaliyeed, wuxuuna sidoo kale gacan ka geysanayaa badbaadada iyo daryeelka askarta iyo bulshada rayidka ah.
Tallaabo weyn oo loo qaaday xoojinta adkeysiga nidaamka caafimaadka ee Soomaaliya!
-S

23/04/2026

Today, we proudly recognize Serbian National Armed Forces Day and extend our sincere appreciation to our Serbian partners for their continued cooperation and commitment.
On behalf of EUTM Somalia, we thank you for your professionalism, dedication, and valuable contributions to our shared mission. Your support plays an important role in strengthening capacity, fostering stability, and building lasting partnerships.
We look forward to continuing our strong collaboration.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Mogadishu International Airport
Mogadishu