26/05/2026
✨ Ciidul Adxaa Mubaarak ✨
Waxaan Dhamaan Ehelka, Asxaabta iyo Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Alle ha inaga aqbalo cibaadada iyo Acmaasha suuban, hana inagu gallado caafimaad, nabad, barwaaqo iyo midnimo waarta. Ciiddaan ciiddeeda, Alle ha ka dhigo mid kheyr, farxad iyo horumar u horseeda dalkeenna iyo dadkeenna Soomaaliyeed.
🌙 Ciid Wanaagsan
Hon Bashir Moallim Ali