Ahmed Saadaq Cabdi

Directions Website Contact the organization

Ahmed Saadaq Cabdi Somalia

Caawo Waa Jimce aan Salino Nabi Muxamed NNKH Soo Qor Qor SCW
22/10/2026

Caawo Waa Jimce aan Salino Nabi Muxamed NNKH

Soo Qor Qor SCW

21/10/2026

Say wlhi iyo Heesaha Somalida Maxaa kala heeysta

20/10/2026

Aabe Liibaan oo u mahad celiyay Xaaskiisii H**e Xaliimo Iyo Qoyskeda

Garab ustaagna u muujiyen maalini uu hiilka u baahna Si uu ulamidoobo Wiilkiisa

20/10/2026

Subxanalah....
Baadari asagoo kaniisad Qudbo ka Aqrinaya Arin La Yaab leh qabsaday

Soo Qor Alahu Akbar

18/10/2026

Salaada Ma Tukataa?

Saas baan Filayaa

17/10/2026

Majeerten iyo Carab saalax ayaa in Ka badan 15 qof iskaga dilay isqabqabsi La Xiriira Cida dhashay wiilkan Dacwadiisa maanta loo fariistay

17/10/2026

Asxaabtaan waaba bilaa stress

16/10/2026

Goosha Garxajis Waxey tiri:

Xuub caaro hana daayo xasan Sheikh hana daayo

Alle ha u naxariisto Mohamed Abdirizak Ali, oo maanta ku geeriyooday Hospital Mogadishu, isaga oo la sugayay baasaboorki...
15/10/2026

Alle ha u naxariisto Mohamed Abdirizak Ali, oo maanta ku geeriyooday Hospital Mogadishu, isaga oo la sugayay baasaboorkii degdegga ahaa ee loogu qaadi lahaa dibadda si uu u helo daaweyn caafimaad.

Waxaa la sheegay in dib-u-dhac ku yimid fasixii baasaboorkiisa ee Xafiiska Baarista iyo Hubinta ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda. Arrintan waxay u baahan tahay baaritaan degdeg ah si loo ogaado wixii dhacay iyo cidda mas’uuliyadda leh.

Waa murugo in muwaadin Soomaaliyeed uu xanuun la tacaalayo, haddana uu la kulmo dib-u-dhac adeeg dowladeed oo noloshiisa muhiim u ahaa.

Hoggaanka Hay’adda, gaar ahaan Agaasime Hussein Iidow, waxaa saaran waajib ah inuu xaqiijiyo in adeegyada muwaadiniinta aan lagu hor istaagin dib-u-dhac iyo maamul-xumo.

Nolosha muwaadinku waa ka qaalisan tahay shaabad iyo saxiix xafiis yaalla.

Alle ha u naxariisto marxuumka, ehelkiisana samir iyo iimaan haka siiyo. Aamiin.

‎Ninkii ugu horeeyay ee Dhusamreeb diyarad ka Raaca waxaa la dhihi jiray xaaji Ciribeey ‎‎Reer Dhusamreebed markii la we...
14/10/2026

‎Ninkii ugu horeeyay ee Dhusamreeb diyarad ka Raaca waxaa la dhihi jiray xaaji Ciribeey
‎
‎Reer Dhusamreebed markii la weeydiiyo aawey ciribey waxey dhihi jireen Ciribeey Cirkaa Balayo U qaadatay

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Saadaq Cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ahmed Saadaq Cabdi:

Shortcuts

Share