WAXAA BILAABANAYA COURSE ULTRASOUND AH
1/3/2025
FADLAN LA XIRIR
611882299
Benadir Medical and Training Centre
OGEYSIIS MUHIIM AH........
XARUNTA TABABARADA CAAFIMAADKA EE BENADIR MEDICAL WAXAY QABANAYSAA FASALO CUSUB OO KALA DUWAN. FADLAN HA MOOGAAN.
WAXAA DIB U BILIWDAY COURSES KII AAD UGA BARATEEN XARUNTA BENADIR MEDICAL AND TRAINING CENTER
OGEYSIIIIIIIIS OGEYSIIIIIIIIS
Waxaa bilaabanaaya course cusub oo ULTRASOUND ah
1/2/2024
Isdiiwaangelinta waa socotaa Ee nagala soxiriir
613776161 ama 618968262
22/09/2023
Sawirro: Shahaada bixin
20/09/2023
Malintii 2aad :Ardayda maanta waxay inta badan qaaten practico la xiriirta Ultrasound Scan In Pregnancy.
20/09/2023
Malintii 2aad: siminar ciwaankiisu ahaa Ultrasound Scan in pregnancy.
19/09/2023
Maalinta 1aad: siminar ciwaankiisu ahaa Ultrasound Scan in pregnancy.
18/09/2023
Course Medical laboratory ah ayaa ka bilaabanaya 21/09/2023 xarunta Benadir Medical and Training Centre oo ah part-time.
Nagala soxiriir 613776161 ama 618968262
12/09/2023
Tababarkaan ayaa ka dhaci doona xarunta tababarka ee Benadir Medical and Training Centre.
Waxa uu soconayaa 2maalin oo kala ah Arbaco iyo khamiis.
Sacaada: 2:00pm, hadii aad daneyneyso nagala soxiriir 61 3776161
04/09/2023
Sawirro: shahaado bixin
Benadir Medical and Training Centre
Nagala soxiriir 613776161
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
