Sharif for President 2021 - 2022

Sharif for President 2021 - 2022

Share

7th President of the Republic of Somalia H.E Sharif Sheikh Ahmed. M/weynihii 7aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed

15/05/2022

Mudane Shariif Sh Axmed musharrax madaxweyne ahna adaxweynihii h**e ee dalka ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta 79 guuradii ka soo wareegtay aas aaskii ururkii SYL 1943

" Waxaan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa maalinkan taariikhiga ah ee ku astaysan 79 guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay ururkii Dhalinyarada gobonimo doonka Soomaaliyeed ee SYl."

"Waxa ay ku soo beegantay maalin kale oo muhiim ah oo la dooranayo madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya"

"Dhallinyarada waa lafdhabarta Ummadda iyo dowlad dhiskeena, Baarlamaankeenna labada Aqal ee maanta wax dooranaya waxa ay u badan yihiin dhallinyaro, guud ahaan Xildhibaanada waxaan ka codsanayaa in ay i doortaan si aan dalkaan u samatabixino, kor ugu qaadno sharafkii iyo Xorriyaddii ay dhaliyeen dadka u soo halgamay dalkeena"

15/05/2022

Dalkaan asaa dejikaree dusha usaara danta guud

14/05/2022

Hadii layaabo Sharifka" Cali Cosoble Madaxweynihii h**e ee Hirshabeelle

14/05/2022

Indheer garadka iyo Aragtidooda doorashada.

14/05/2022

Talooyinka qaar ka mid ah xildhibaanada ee doorashada Madaxweynaha
Sharif Sheekh Axmed Musharrax Madaxweyne

14/05/2022

Qorshaha kobcinta iyo dib u habaynta dhaqaalaha dalka ee Musharrax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed

14/05/2022

5-Sababoob oo xubnaha Baarlamaanka ku qasbaya iney doortaan Sheikh Shariif Sheikh Axmed.

Photos from Sharif for President 2021 - 2022's post 14/05/2022
14/05/2022

Bandhigii Caawa ee Musharrax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.

Muqdisho looma kala harin.
Hadii la yaabo Shariifka

Photos from Sharif for President 2021 - 2022's post 13/05/2022

Munaasabadda bandhigga siyaasadda musharrax madaxweyne Shariif Sh Axmed.

Photos from Sharif for President 2021 - 2022's post 13/05/2022

Munaasabadda bandhigga siyaasadda musharrax madaxweyne Shariif Sh Axmed.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Airport Road
Mogadishu