15/05/2025
๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ๐๐ข๐ซ๐๐ฒ๐๐ ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฆ๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐, ๐๐-๐ค๐ ๐๐๐ฒ. ๐๐ฎ๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐จ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฌ-๐๐๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐-๐ค๐ ๐๐๐ฒ ๐๐๐๐. ๐๐จ ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ญ๐ฒ ๐ฌ๐๐ง๐๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐๐ข๐ข ๐๐๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐๐๐ค๐๐ง ๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ
#๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐๐ซ๐๐๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐.
#๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐๐จ๐ฎ๐ญ๐ก๐๐๐ฒ
01/05/2025
Golaha iskaashiga dhalinyarada soomaaliyeed Wuxuu hambaliyo ku aaddan munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka u diraya dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed โhambalyo 1-da May 2025 ee Maalinta Shaqaalaha Adduunkaโ
Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka. Saanadkan sanadkiisa kale Eebe ha nagu gaarsiiyo bash bash iyo barwaaqo.
12/04/2025
GOLAHA ISKAASHIGA DHALINYARADA SOOMAALIYEED Wuxuu Hambalyo u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka oo u dabbaal dagaya sanad guurada 65-aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay 12-kii April 1960.
Ciidanka milatariga waa laf-dhabarta ciidanka Qaranka waa mid ka mid ah astaamaha jiritaanka dowladnimadeena.
Munaasabadan awgeeda waxaan hambalyo gaar ah u diraynaa sareeyayaasha, saraakiisha, saraakiil xigeenada, alifleyda iyo dablayda ciidanka Xoogga dalka, Waxaan Allah aan u waydiinaynaa in naxariistiisa siiyo inta noolashooda ku waayay difaaca dalka, kuwa ku dhaawacamay in uu Allah caafimaad buuxa siiyo.
Waad ku mahadsantihiin gudashada waajibaadka idinka saaran ilaalinta dhiigga iyo hantida ummadda Soomaaliyeed.
Youth Cooperation Council
29/03/2025
Golaha iskaashiga Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa dhambaal Hambalyo iyo Duco ku aadan curashada bisha shawaal ama ciidul fidri udiraya shucuubta islaamka gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed meelwalba oo ay dunida ka joogaan, Ciid Mubaarak. ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู ุนูุฏ ุงูู
ุจุงุฑู
08/03/2025
Golaha Iskaashiga Dhalinyarada Soomaaliyeed wuxuu hambalyo u dirayaa haweenka Soomaaliyeed munaasabadda 8 Maarso ee maalinta haweenka aduunka. Haweenka Soomaaliyeed waa halbowlaha nolosha iyo udub dhexaadka jiritaankeena ummadnimo, waa hooyooyinkeena duruufwalba dhexda u xirnaa oo laโaantood dal iyo dad Soomaaliyeed ma jireen.
Hambalyo haweenka Soomaaliyeed.
8/3/2025
28/02/2025
Golaha iskaashiga Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa dhambaal Hambalyo iyo Duco ku aadan curashada bisha barakeysan ee Ramadaan udiraya shucuubta islaamka gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed meelwalba oo ay dunida ka joogaan, Ramadaan Mubaarak.
22/02/2025
Golaha iskaashiga dhalinyarada Sooomaaliyeed wuxuu hambaliyo iyo bogaadin udirayaan Ciidanka Asluubta Soomaliyeed oo u dabaal-dagaya sanad guuradoodii 55aad markii la aas-aasay oo ku beegan 22 February 1970.
SYCC 2025, Hambalyo Ciidanka Asluubta.
31/12/2024
Sanad wacan oo wanaagsan dhamaan Dhalinyarada Soomaaliyeed, Sanadkan Alle waxaan ka baryeynaa in uu nooga dhigo sanad nabad horumar iyo barwaaqo.
2025
20/12/2024
Golaha iskaashiga dhalinyarada soomaaliyeed wuxuu hambaliyo iyo bogaadin udirayaa Booliska Soomaaliyeed oo u dabaal-dagaya maanta sannad guuradii 81-aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay,20 December 1943.
12/10/2024
Golaha iskaashiga dhalinyarada soomaaliyeed wuxuu hambalyo udirayaa Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaa ugu hambalyaynaynaa xuska maalinta calanka Soomaaliyeed oo maanta 70 sano jirsaday, waxaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu baaqaynaa inay ilaashadaan midnimadda, wadajirka iyo difaaca dalkeena.