Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka

Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka

Share

Our Telegram Chanel: https://t.me/NIECSomalia

Following a prolonged period without national elections, the newly formed National Independent Electoral and Boundaries Commission in Somalia is undertaking the crucial task of building an institutional framework to facilitate future electoral exercises.

Photos from Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka's post 07/05/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Diinsoor ku tababaraya howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

Photos from Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka's post 05/05/2026

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta magaalada Baydhabo tababar uga furay wakiillada ururrada Siyaasadda, korjoogtada, iyo warbaahinta, kaas oo la xiriira doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

04/05/2026

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha mudane Cabdikariim Axmed Xasan "Maanta magaalada Muqdisho laga sagootiyay qalabkii lagu qaban lahaa doorashooyinka isku sidkan ee 13 degmo oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya".

Photos from Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka's post 04/05/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu halkaan ku wargelinayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool degmooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya goobaha loo asteeyay codbixinta maalinta doorashada ee degmooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Photos from Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka's post 03/05/2026

Warsaxaafadeed: Shaacinta Jadwalka Doorashooyinka Dowlad
Gobaleyada.

30/04/2026

Warsaxaafadeed.

Photos from Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka's post 30/04/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Ceelbarde ku tababaraya howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool.

27/04/2026

War-saxaafadeed: Kordhinta Muddada Kama-dambeysta ah ee Soo Gudbinta Liisaska Murashaxiinta iyo Cayimidda Maalinta Doorashada DG KGS.

Photos from Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka's post 27/04/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Awdheegle ku tababaraya howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Photos from Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka's post 27/04/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Afgooye ku tababaraya howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Photos from Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka's post 26/04/2026

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Degmada Qansaxdheere ku tababaraya howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


NIEBC HQ
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00