26/06/2015
Part of student exchange program between Somali International University and Makerere University after an agreement signed last year in Somalia about 20 students who studied medicine in Uganda have came back home,Somalia welcomed by SIU Administration and students at Aden Adde International Airport.
25/06/2015
Waa ayaandaro inaan maqalno in Mashruuca Aada Dugsiyada uu guuldareestay ugu danbeeyn aragti darri,hogaan iyo musuqmaasuqa hogaamiyaasha wasaaraddu awgeed inay socodsiiyaan iyo sii wadidda barnaamishkaas qaran ee Waxbarashada si loo dhameeyo jahliga ka jira guud ahaan Soomaaliya.
25/06/2015
It is unfortunate to hear that Go to the School Project became finally failed one because of poor Vision, leadership and corruption of current ministry leaders to run and continue that National Education Initiative to end ignorance in Somalia at large.
16/06/2015
Ardayda Soomaaliyeed oo u fariistay hal imtixaan oo midaysay markii ugu horeeysay 25 sano kadib markii uu burburay qarankii Soomaaliya,Wasaaradda waxbarashada waxa ay gudatay waajibaadkeeda.
16/06/2015
Somalia's Students sit for one and united national exams for first time since the collapse of the Somali State,Ministry of Education did its duty.
08/05/2015
Somalia's development depends on how Somali children are educated with all possible means.
08/05/2015
Horumarka Soomaaliya waxa uu ku xiran yahay sida, caruurta Soomaaliyeed wax loogu baro wax kasta oo suuragal ah.
06/05/2015
How does a nation exist without educated generation?
06/05/2015
Sidee ayay u jirtaa umad aan lahayn jiil waxbartay?
06/05/2015
Somali Education is in the stage of development,although needed public Control of quality and healthy education for the children of this great Somalia.
06/05/2015
Waxbarashada Soomaaliyeed waxa ay ku jirtaa xaalad horumarin ah inkastoo, loo baahan yahay koontoroolista qaranka ee tayada iyo waxbarasho u fayoow caruurta ee Soomaaliyada weyn.
06/05/2015
Waxbarashada waa ra'sumaalka aadanaha ee horumarka iyo baraaraha.