12/05/2023
𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗖𝗔𝗔𝗟𝗔𝗠𝗜𝗚𝗔 𝗔𝗛 𝗘𝗘 𝗞𝗔𝗟𝗞𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗘𝗬𝗔𝗔𝗦𝗛𝗔 𝗔𝗗𝗨𝗨𝗡𝗞𝗔 𝟭𝟮 𝗠𝗮𝘆 𝟮𝟬𝟮𝟯
Munaasabadda Maalinta Kalkaaliyeyaasha Aduunka Awgeed Jaamaacdda Caafimaadka Al Hayat Waxa Ay U Hambalyeynaysaa Dhamaan Kalkaaliyeyaasha Soomaaliyeed, Gaar Ahaan Kalkaaliyeyaasha Jaamacadda Caafimaadka Al Hayat.
💐💕👩⚕️💊💉
22/10/2022
Waxeynu Idinka haqabtireynaa Baahiyaha Caafimaad Ee Dalka India u aadi lahayden.
Somali Indian Hospital
PARTNERSHIPS FOR HEALTH.
11/01/2020
Waxeynu idinka haqabtiri donaa Baahiyaha Caafimaad Ee Dalka India u aadi lahayden. INSHA ALLAH!
07/01/2020
Somali Indian Hospital oo soo kordhiyay qalab Caafimaad oo casri ah!
27/12/2019
Somali Inidan Hospital.
Afiliated Hospital of Al Hayat Medical University.
Wadnaha Road, KPP, Hodan District, Mogadishu, Somalia.
Web: www.somaliindianhospital.so
Gmail:[email protected]
24/11/2019
Adeegyada Hospitalka idin qabanayo Waxaa ka Mid ah, In uu bukaanada u fududeeyo Fiisaha Caafimaad dalka India. (Medical Visa To India) Wixii Faahfaahin ah la xariir 252613777010/252613777011.
22/11/2019
Jimco Wanaagsan dhammaan Umadda Muslimiinta ah!
Juma Mubarak To All Muslim brothers and Sisters!
21/11/2019
Somali Indian Hospital.
Degmada Hodan Wadnaha Road, KPP.
Wixii faahfaahin ah la xiriir: 0613777010/0613777011.