Roobka ayaa curtay, carafta iyo udgoonkana qof dhex istaagey ayaa ka warami kara.!
Abdulahi Warsame Roble
Galmudug-AWards-Winning Best Journalist 2022 & 2023 | Founder and CEO, BARTAMAHA MEDIA Pro.
Abdulahi Warsame Roble is a Freelance Journalist, for the last 7-years worked with prominent media.
Reer guuraa ku xoola beelay roob ka da’ay deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud.
From Macalin dugsi qur’aan ilaa farxad sameeya heer caalami ah.
Ex Sheekh Cabdulcasiis Mohamed Qanciye.
Madaxwayne ku-xigeenka Dowladda Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu falanqeeyay buugga “Kobcinta Barwaaqada, Sinaanta Kheyraadka, iyo Mustaqbal Caddaalad ku Dhisan”, taas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Madax, Ganacsato iyo dhalinrasada Jilba culusta Gobolka mudug oo kulan qado ah isku waraystay.
Wareysi: Doorashooyinka Galmudug maku dhici kartaa waqtiga loo asteeyay, sidee lagu kala bixi doonaa, yaanse la dhaafi karin oo doorashada door ku leh.? xil. faysal Gacameey
23/04/2026
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya wasiirrada Dowladda Galmudug.
23/04/2026
Hambalyo iyo bogaadin Ugu dambayn, waxaa la helay ninkii bad-baadin lahaa oona buuxin lahaa kursiga tirsigiisu yahay HOP #61 ee Golaha Shacabka Soomaaliya.
Waxaan si mug iyo miisaan leh ugu hambalyeynayaa Sxbkeyga Abdikarin Isse Adawe oo si guul leh u soo gabagabeeyay heerka labaad ee waxbarashadiisa Jaamacadda Kampala University, kana qaatay shahaadada Master-ka ee “Diplomacy and International Relations.”
Runtii tani waa guul weyn oo ka dhalatay dadaal, dulqaad, iyo adkeysi uu muujiyay intii uu ku guda jiray safarkiisa aqooneed. Ma ahayn waddo sahlan, balse go’aankiisa iyo himiladiisa ayaa u suurageliyay inuu maanta gaaro heerkan sare.
Waxaan sidoo kale u rajeynayaa mustaqbal ifaya oo uu ku gaari doono horumar iyo guulo ka sii waaweyn, isla markaana uu aqoontiisa ugu adeegi doono bulshada iyo dalkaba.🇸🇴
Galmudug oo Caasimadda quruxsatey.
Dameeraha yaa waaye qolada safarsata ee xaalufka kuwada.?
G/le Maxamed Cabdirisaaq Tooreeye ayaa shaqada ku wareejiyay Taliyaha lagu soo badaley, G/le Qalbi Axmed Cali oo qaybta Booliiska Galgaduud madax looga dhigay.
Taliyaha qaybta guud ee Booliiska Galmudug G/Sare Khaliif Cabdulle Maalin “iyadoo xilka lagaa qaaday ayaa la rabaa in aad fuliso shaqooyinkii laguu diray, inta xilka lagaala wareegayo.”
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
0000
