Asc dhamaan asxaabta Ramadaan kariim.
waxaan soo update gareeyay profie ka GASO ee dhamaantiin akhriya ka dibna wixii comment ah ka soo bixiya, afkaartiina waa muhiim.
Mahadsanidiin.
Gargar Scholars Organization
waa page ay isugu yimaadeen Aqoon yahano kala duwan oo bulshada magac iyo maamuus ku dhex leh
Asc dhamaan walaalaha waad ku mahadsan tihiin shaqadiina wacan iyo dadaalkiina qiimaha badan oo aad fikradihiina halkaan uga soo gudbineysaan. waxaan idinka codsanayaa qof kasta inta uu ka yaqaano aqoonyahanada reerka inuu ku wargeliyo ururka iyo page ka aan sameynay uuna ku dadaalaa sida uu ugu soo dari lahaa group kan qiimaha badan.
mahadsanidiin
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
dhamaan walaalaha waxaa looga baahan yahay inayka soo dhiibtaan afkaartooda saliimka ah iyo wax kasata oo dan u ah reerkeena
sidee u aragtaan page kaan qiimaha leh
waa page ay iskugu yimaadeen aqoon yahano kala duwan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Mogadishu
