Buugaag library

Buugaag library

Share

Buugaag library waa maktabadada

Photos from Buugaag library's post 01/04/2023

كانت الفرحة للقراء.📚
farxadu waxay ahaatay kuwa wax akhriya.

Ramadan Mubarak.

02/12/2022

42 Books That Will Change Your Life.

Photos from Buugaag library's post 21/08/2022

9 BOOKS EVERYONE SHOULD READ

1. The Dichotomy of Leadership

2. Atomic Habits

3. Essentialism

4. Mindset: The New Psychology of Success

5. Never Split the Difference

6. The Power of Habit

7. 12 Rules for Life

8. Leaders Eat Last

9. So Good They Can't Ignore You

27/07/2022

"The more you read, the more you see of the world."

13/05/2022

Hal buug laba goor lama akhriyo Feylasuufkii Giriigga ahaa Heraclitus (540-480 C.H), oo lagu naynaaso ‘feylasuufka oohinta’ iyo ‘feylasuufka isbeddelka’, waxaa laga wariyaa in uu yiri: “Hal webi labo jeer laguma dabaasho ama lama gooyo /You cannot step into the same river twice.” Sida la sheego, Hiraqliidis wuxuu eegay webi uu waxyar ka hor ku dabaashay, wuxuuna arkay biyaha socda ee la moodo mas mululuqaynaya, wuxuuna yaqiinsaday in webiga hadda hortiisa ka muuqdaa uusan ahayn isla midkii uu daqiiqado ka hor ku mayrtay. Badaha iyo webiyadu daqiiqado gudahood bay isku beddelaan, oo bad iyo webi cusub ku noqdaan. Badaha iyo webiyada waxaa la mid ah buugta. Buug aad mar akhriday haddii aad mar kale akhris ugu noqoto, ha u qaadan in aad akhrinayso isla buuggii aad horay u akhrisay. Waxa aad akhrinaysaa buug cusub oo ka duwan kii aad horay u akhrisay. Xarfaha iyo erayda hortaada ka muuqdaa isma ay doorin, laakiin waxaa is doorinaya macnaha aad kala baxayso.
Welcome Buugaag library

01/05/2022

Ciid Mubarak dhamaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaan bahda Buugaag library. ❤🇸🇴

06/04/2022

Akhrisku waa tareen kuu sahlaaya inaad si fudud ugu safarto aduunka dushiisa, waana fure si sahlaa kuugu furaaya maskaxda aduunka hagaysa,

Akhri oo ku-dalxiis duni kale

06/04/2022

كانت الفرحة للقراء.📚

farxadu waxay ahaatay kuwa wax akhriya

Ramadan Kareem.

Photos from Buugaag library's post 14/03/2022

Maktabada Buugaag waxa ay idin furtay group telegram ah waad nagu soo biiri kartaa si aad u heshaan buugaag bilaash
https://t.me/maktabadabl

Mahadsanidiin

19/02/2022

Adigoo riyahaada iskala jirta ayaad wax aqrin kartaa, bunka iyo aqoonta wax xiriir ah k**a dhexeeyaan.

31/12/2021

Noloshu may dheeraateen inta aynu tijaabooyinka ku jirno mana aysan gaabnaateen noloshu inta aan xusuuso ku noolnahay. Noloshu waa mid qurux badan hadaynu ogaan lahayn in aynaan uma qalmin waxnaba keliya sida ay ina farayso aynu raacno oo qudha!

~ Yam Yam Quotes

17/10/2021

''Waxa kaliya ee aad Diin ku Yeelan kartaa Waa Aqoon oo Illahay Jaahilnimo laguma
caabudo."

~Mustafa mahamud

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu