03/05/2017
Maamulka Dagmada Xamar Jajab
Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya
Maamulka Gobalka Banaadir
Maamulka Degmada Xamar Jajab
03/05/2017
03/05/2017
Maamulka Degmada Xamar Jajab ayaa maanta shaqa nadaafadeed ka qabtay wadada Via TANZANIA iyo mida hor Marta Dekadda Muqdisho
06/02/2017
Degmada Xamar Jajab oo ka tirsan qeybta Waliyoow Cadde ee Gobolka Banaadir ayaa waxay marti-gelisay kulan looga hadlayo Amniga Gobolka Banadir ayna ka soo qwyb galeen Taliya-yaasha taliska qeybra guud Gobolka Banadir, taliyaasha saldhigyada Waliyoow Cade iyo Degmooyiinka ka tirsan Waliyoow Cadde ee Gobolka Banadir maadaama doorashadii 2016 ee madaxweynaha Soomaaliya nagu soo footleedahay misane ay ka dhici doonto Degmada xamar jajab
20/12/2016
Maamulka Degmada Xamar Jajab ayaa maanta wuxuu fuliyey olole Dib loogu Soo Celinaayo Bilicda wadada Via-Mosko ee isku xerta Ceelgaab ilaa Efisyooni ee Degmada Xamar Jajab,
olololahaan oo ay iska kaashanayeen Maamulka Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir iyo Bulshada Bulshada reyr Xamar jajab ayaa wuxuu ka mid yahay dadaalo dhowaanadaan looga kuur galaayey in Bilicda Wadooyiinka dib loo soo celiyo ayagoo adeegsanayo Gadiidka kala duwan sida cagafta iyo gawaari kale,
Xamar jajab waxay hiigsaneysaa horumar dhan kasta ah iyo maamul wanaag,
28/11/2016
Dadaalo lagu bannaynaayo qaar ka mid ah wadooyiinka Degmada Xamar Jajab oo mudadii xiliga burburka xirnaa ayadoo ay howshaas iska kaashanayaan Maamulka Degmada Xamar Jajab iyo Quburada World Banka ayaa ka socdo guud ahaan xaafadaha Degmada Xamar jajab.
28/11/2016
Ololihii nadaafadda oo si talantaali ah uga socda Afarta Waaxood ee Degmada Xamar Jajab oo ay ka wada qeyb qaadanayaan dhamaan Dadkii Deegaanka.
21/11/2016
Gudoomiyaha Maamulka Degmada Xamar Jajab oo kaalin mug leh ka qaatay dib u furidda Wadada shaqaalaha ee Gobolka Banadir wadadaas oo in muddo ahba xirneyd. Horaa loo soconayaa ee hormarka ka qeyb noqo.
19/11/2016
Maanta oo ay taarikhdu ku beegan tahay 19-11-016 maalin Sabti ah ayaa wuxuu maamulka Degmada Xamar jajab fuliyey qeybin deeq cunno ah kana kooban: 25 kg bariis, 25 kg sokor, 25kg bur, laba caag saliid cadeey ah, 5kg timir ah, gasac caananaas iyo 10 koombo oo digir ah deeqdaas oo ka timid Ololaha Wadaniyiinta Dowladda Sacuudiga (الحملة الوطنية السعودية لاغاثة الشعب الصومالي المكتب الا قليمي للحملة باالصومال) ayadoo deeqdaas loo soo mariyey Ururada Isutagga Islaamka اشراف منظمة للتعاون الاسلا ممي ( iyo Maamulka Degmada Xamar jajab ( مد يرة حمر ججب) .
Deeqdaan oo maanta la gaarsiiyey 400 qoys danyar ah oo ku dhaqan Degmada Xamar jajab ayaa waxay ka qeyb tahay dadaalada uu maamulka Degmada uu deeq biniiaadnnimo ku gaarsiinaayo Dadka kuwii ugu haboonaa xili uu dalka ku jiro kalaguur.
24/10/2016
xaruunta xamar jajab oo kulmisay gudoomiye ku xigeenada Degmooyiinka Gobolka Banaadir
24/10/2016
xurmeeya ee sacabka u xajiyo hormarka xamar jajab
24/10/2016
Xasilooni iyo xul maamulnimo Xamar jajab xagga h**e ayey kaga jirtaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
555
