Maamulka Dagmada Xamar Jajab

Maamulka Dagmada Xamar Jajab

Share

Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya
Maamulka Gobalka Banaadir
Maamulka Degmada Xamar Jajab

Photos from Maamulka Dagmada Xamar Jajab's post 03/05/2017
Photos from Maamulka Dagmada Xamar Jajab's post 03/05/2017

Maamulka Degmada Xamar Jajab ayaa maanta shaqa nadaafadeed ka qabtay wadada Via TANZANIA iyo mida hor Marta Dekadda Muqdisho

Photos from Maamulka Dagmada Xamar Jajab's post 06/02/2017

Degmada Xamar Jajab oo ka tirsan qeybta Waliyoow Cadde ee Gobolka Banaadir ayaa waxay marti-gelisay kulan looga hadlayo Amniga Gobolka Banadir ayna ka soo qwyb galeen Taliya-yaasha taliska qeybra guud Gobolka Banadir, taliyaasha saldhigyada Waliyoow Cade iyo Degmooyiinka ka tirsan Waliyoow Cadde ee Gobolka Banadir maadaama doorashadii 2016 ee madaxweynaha Soomaaliya nagu soo footleedahay misane ay ka dhici doonto Degmada xamar jajab

Photos from Maamulka Dagmada Xamar Jajab's post 20/12/2016

Maamulka Degmada Xamar Jajab ayaa maanta wuxuu fuliyey olole Dib loogu Soo Celinaayo Bilicda wadada Via-Mosko ee isku xerta Ceelgaab ilaa Efisyooni ee Degmada Xamar Jajab,
olololahaan oo ay iska kaashanayeen Maamulka Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir iyo Bulshada Bulshada reyr Xamar jajab ayaa wuxuu ka mid yahay dadaalo dhowaanadaan looga kuur galaayey in Bilicda Wadooyiinka dib loo soo celiyo ayagoo adeegsanayo Gadiidka kala duwan sida cagafta iyo gawaari kale,

05/12/2016

Xamar jajab waxay hiigsaneysaa horumar dhan kasta ah iyo maamul wanaag,

Photos from Maamulka Dagmada Xamar Jajab's post 28/11/2016

Dadaalo lagu bannaynaayo qaar ka mid ah wadooyiinka Degmada Xamar Jajab oo mudadii xiliga burburka xirnaa ayadoo ay howshaas iska kaashanayaan Maamulka Degmada Xamar Jajab iyo Quburada World Banka ayaa ka socdo guud ahaan xaafadaha Degmada Xamar jajab.

Photos from Maamulka Dagmada Xamar Jajab's post 28/11/2016

Ololihii nadaafadda oo si talantaali ah uga socda Afarta Waaxood ee Degmada Xamar Jajab oo ay ka wada qeyb qaadanayaan dhamaan Dadkii Deegaanka.

Photos from Maamulka Dagmada Xamar Jajab's post 21/11/2016

Gudoomiyaha Maamulka Degmada Xamar Jajab oo kaalin mug leh ka qaatay dib u furidda Wadada shaqaalaha ee Gobolka Banadir wadadaas oo in muddo ahba xirneyd. Horaa loo soconayaa ee hormarka ka qeyb noqo.

Photos from Maamulka Dagmada Xamar Jajab's post 19/11/2016

Maanta oo ay taarikhdu ku beegan tahay 19-11-016 maalin Sabti ah ayaa wuxuu maamulka Degmada Xamar jajab fuliyey qeybin deeq cunno ah kana kooban: 25 kg bariis, 25 kg sokor, 25kg bur, laba caag saliid cadeey ah, 5kg timir ah, gasac caananaas iyo 10 koombo oo digir ah deeqdaas oo ka timid Ololaha Wadaniyiinta Dowladda Sacuudiga (الحملة الوطنية السعودية لاغاثة الشعب الصومالي المكتب الا قليمي للحملة باالصومال) ayadoo deeqdaas loo soo mariyey Ururada Isutagga Islaamka اشراف منظمة للتعاون الاسلا ممي ( iyo Maamulka Degmada Xamar jajab ( مد يرة حمر ججب) .
Deeqdaan oo maanta la gaarsiiyey 400 qoys danyar ah oo ku dhaqan Degmada Xamar jajab ayaa waxay ka qeyb tahay dadaalada uu maamulka Degmada uu deeq biniiaadnnimo ku gaarsiinaayo Dadka kuwii ugu haboonaa xili uu dalka ku jiro kalaguur.

Photos from Maamulka Dagmada Xamar Jajab's post 24/10/2016

xaruunta xamar jajab oo kulmisay gudoomiye ku xigeenada Degmooyiinka Gobolka Banaadir

Photos from Maamulka Dagmada Xamar Jajab's post 24/10/2016

xurmeeya ee sacabka u xajiyo hormarka xamar jajab

Photos from Maamulka Dagmada Xamar Jajab's post 24/10/2016

Xasilooni iyo xul maamulnimo Xamar jajab xagga h**e ayey kaga jirtaa

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu
555