Dhibatadii kudhacday dhulwaynihii umada somaliyeed ee uu ugayistay istimarkii shisheeye
Su ashu waa sidee loo mideeyin karaa jamuriyadii somaliyeed 🇸🇴✊️
Darwish forces
https://youtube.com/channel/UCfoyMKvqNk7Q1IhgnK8ORvA Khatumo state 🐎💪🏽🦁
Asc my people dear
Waxan fahmi wayay galada xamar kunool oo aan hargaysa kunolayin io janada hargaysa aan Olin ee xamar kadilacday yaab bal adba sheeg forces shere
Dareenka dhalinyarada somaliyeed io abe farmajo 🫡aboow soonoqo markale
Mr basadiir War qoftaan markii h**e ayada waxwalba iga somisay hadana ayaday hees calala
Udarantahay 🤣🤣
12/04/2024
Hambalyo hambalyo sanad guradi 64aad ee asaskii cidanka xoga dalka somaliyeed oo kubegan 12 April 1960
Alle haka dhigo kuwii lagu dhato oo dalkoda suga amnigisa io xududisa ilaliyana sharafta dadka io dalkaba guulayista libaxyadii afrikoow
Xds🦁💪❤️🇸🇴🫶
Casimadii SSC Khatumo 🐎❤️🫶Lascanood love ta kuboba❤️
Geesi qaran alle hakuu naxaristo🤲Farxan qarole🇸🇴🦁
Somali 🦁🇸🇴baan ahay cidna madax salaxiyo k**a yelo setada somali🇸🇴🦁 ban ahay io
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
WADAJIR
