13/07/2025
Munaasabadda xil-wareejinta Malaaqa guud ee Beesha Dubdheere ee Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabaddan ayaa lagu wareejiyay xilka malaaqnimo, waxaana xilkaasi si rasmi ah ula wareegay Malaaq Maxamed Xasan Ibraahim โKaabayโ.
Xil-wareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Malaaq Cabdullaahi Macallim, oo ah Malaaqa guud ee Beesha Hariin ee Gobolka Banaadir, isaga oo xilka u kala wareejiyay Malaaqa cusub iyo malaaqyadii h**e. Sidoo kale, munaasabadda waxaa ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee Beesha Dubdheere iyo wakiillo ka socday Beelaha Waraasile ee ka tirsan Beel-weynta Hariin.
Malaaqyadii h**e ee xilka soo qabtay ayaa si wadajir ah ugu hambalyeeyay Malaaqa cusub, iyagoo u rajeeyay inuu si hufan u guto masuuliyadda loo igmaday.
04/07/2025
maxamed xasan ibrahim Ayaa Loo Doortay Malaaqa beelwaynta Duub dheere waxaan leenahay noqo midkii dadka isku wadi lahaa๐๐Hambaliyo Hambaliyo
25/04/2025
Siidow maxamed Ayaa Loo Doortay Malaaqa beelwaynta Duub dheere waxaan leenahay noqo midkii dadka isku wadi lahaa๐๐Hambaliyo Hambaliyo
24/04/2025
Bari oo jimco ah waxaa dhici doono doorashada malaaqa Guud Ee Beeaha duub dheere gobolka BANAADIR
12/04/2025
Gadoomiyaha dhalanyarada Beesha Hariin mudane mohamuud mohamed yuusuf oo hoygiisa magaalada ku booqday Taliyaha degmada afgooye Abshir Aadan.
29/03/2025
Gadoomiyaha dhalanyarada Beesha Hariin mudane mohamuud mohamed yuusuf oo ugu hambaliyeey umada islaamka Ciidul fidriga
27/02/2025
Gadoomiyaha dhalanyarada Beesha Hariin Ayaa ka Qayb galay Shirka Golaha Fulinta Dhalinyarada D&M oo maanta ku qabsoomay Magaalada Mogadisho, Kulanka wuxuu daarnaa sidii loo hirgelin lahaa Qorshiyaasha Midowga.
25/02/2025
Gudoomiyaha Midowga Dhalinyarada beesha Hariin ee gobolka Banaadir mudane ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐๐๐ฑ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฌ๐๐๐๐๐ณ iyo gudoomiyeyaasha beelaha ๐๐ถ๐ด๐ถ๐น ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ณ๐น๐ฒ ayaa ka qayb galay kulan is xog waraysi ah oo ay lala yeesheen ๐๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ ๐ฑ๐ผ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐
๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐ฎ๐๐๐๐น ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐บ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐ฑ.
23/02/2025
Gudoomiyaha Midowga Dhalinyarada beesha Hariin ee gobolka Banaadir ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐๐๐ฑ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฌ๐๐๐๐๐ณ iyo qaar ka mid ah dhalinyarada beesha ayaa xalay ka qeyb galay ๐
๐ฎ๐ณ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ด๐๐๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ฐ๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐๐น๐๐๐ฏ๐๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ.
Gudoomiye maxamuud ayaa aad u soo dhaweeyey qaar ka mid ah masuuliyiinta ka soo qeyb gashay dardaaran iyo bogaadinna ka siiyey arimaha maamulka dhalinyarada, waxa ayna sheegeen in ay garab buuxa u yihiin in ay ka saacidaan howlaha midowga.
14/02/2025
Hambaliyo Hambaliyo mudane Gadoomiye mohamuud mohamed yuusuf oo loo doortay Gadoomiyaha Guud ee dhalanyarada Beesha HARIIN DEEQLE
12/02/2025
Waxaa maaanta shahaadada musharaxnimo la gadoonsiiyey mohamuud mohamed yuusuf