14/11/2024
Madaxweyne xasan shiiq inuu doorasho qof iyo cod ah u socon waxaa kuu cadeyn karo
Waxuu diiday doorashii qofka iyo cod ah io ka dhacado putland
Dastuurka waxaa wali ku qoran madaxweynah inuu soo dooranayo baarlamaanka lanadiisa aqal hakaas wax k**a uusan badalin
Madaxweynihii asiga ka horeye mudane farmaajo hadii aad xasuusto wuxuu dhahay waxaan qabanayaa doorasho qof iyo cod ah lakiin dastuurka wax ma uusan ka badalin
Xasan shiiq qof iyo cod wuxuu rabaa inuu ka qabto aydoo maqantahay putland soomaaliland khaatumo jubland iyo wali waxaa jiro dhul badan oo wali khawaarijta heystaan
Wali macado maqaanka muqdisho
Sidaas oo tahay xasan shiiq waxaa ka fogaaday shacabka muqdisho
Xasan shiiq halka uu u socodo mahan doorasho ee wuxuu u socodaa waaa mudo kordhin iyo xukun inuu dheereesto