Mu'assasada Aafaaq

Mu'assasada Aafaaq

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mu'assasada Aafaaq, Library, Mogadishu.

Photos from Mu'assasada Aafaaq's post 15/12/2019

waxaa si habsami leh uga socda xarunta dhexe ee dugsiyada mu'assasada AAFAAQ imtixaankii termka ee sannad dugsiyeedka 2019_2020.

10/12/2019

jadwalka imtixaanka termka ee dugsiyada mu'assasada AAFAAQ 2019_2020

Photos from Mu'assasada Aafaaq's post 03/05/2019

Waxaa maanta oo jimaca ah taariikhdauna ay ku beegantahay 3/4/2019 ka dhacay xarunta dhexe ee dugsiga xaflad sharafeed ay soo agaasimeen ardayda part timeka ama khamiista iyo jimcada dhigta dugsiga halkaa oo ay macalimiintooda haddiyaad ku guddoonsiiyeen.
Waxaan u rajeynaynaa aradadeenna guul iyo mustaqbal ifaaya.

25/02/2019

Tartanka sportsga isguullada group E 1- Aafaaq 2- Anas binu maalik 3- Haarun al-rashiid 4- Al-abaadir

Photos from Mu'assasada Aafaaq's post 06/02/2019

Waa wareegii 1aad kulankiisii 3aad ee tartan aqooneedkii dugsiga oo ay iskaga hor imaadeen 2da fasal ee F2A Vs EI wuxuuna ku soo idlaaday F2A =7 &EI =6 waxayna guushu raacday F2A hamplyo dhammaan ardayda qeybahooda kala duwan

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu