07/10/2022
Mustaf Salaad Cabdule (xabiib Yare) Alle Hakuu Naxariisto Walaal Iyo Saaxib Igu Qaaliya Ayaa Aheyd Waqtigaaga Ayaa Intaas Ku Ekaa
Ehelka Iyo Qarabadana samir Iyo Iimaan Alle Hakasiiyo Halkanka Qaranka Dad Qaaliya Waa Loo Weynaa Asaga Askartii La Baxdayba
Inshallah Waan Rajaynaa In Ay Dabar Jarmi Doonaan Kooxaha Xagjirka Ah
30/09/2022
Ciidanka Boliiska Gaarka Ah Ee Haramcad Ayaa Howlgal Qorsheysan Kula Wareegay Deegaanka Basra Howlgalkaas Ayaa U Dhacay Sidii Loogu Talagalay
05/09/2022
Ciidanka Gaarka Ah Ee Haramcad Ayaa Howlgal Qorsheysan Ku Qaaday Fadhiyo Ay Al shabaab Ku Lahaayen Xaduuda Gobolada Sh/ Dhexe Iy Sh/Hoose
Deegaanadaan Oo U ahaa Marin Muhiim U Ah Iyo Maxkamad Beenaad Ay Ku Handadi Jireen Muwaadiniinta Soonaliyeed
Si Ay Ugu Geeyaan Lacago Baada
Howlgalka Oo U dhacay Sidi Loo qorsheeyay Ay Ciidanka Ugu Daadeen Fadhiisimiihi Cadawga Iyaga Oo Gubay Cagtana Mariyay maxkamad beenaad Ku Taalay Deegaanka Basra iyo Beerta Cali Mahdi
Waxaa Lagaariyay Xiligii La Carib Tiri Lahaa Cadawga.
03/09/2022
Falkii Ay Alshabaab Ka Geystay Gobolka Hiiraan Waa Ficil Muujinaya In Aysan Kala Jeclayn Shacabka Iyo Ciidamada Dowlada Oo Dagaalka Kula Jira
Taas Oo Ka dhigan Kaliya In Ay Ka fikirayaan Xukunkooda Guracan In Uu Kasii Jiro Gobolkaas Iyo Deeganada La Midka ah
Shacabka Soomaliyeed Waxaan Ugu Baaqeynaa In Ay Meel Ugu Soo Jeestaan Argagixisada Fadhiidka Ka Dhigtay Dalkooda
Maalinkasta Waxay Si Naxariis Daro Ah Udilayaan shacab Noloshooda La Daala Dhacayo
28/08/2022
Eng Abdiqani omar mohamud Caananuug
Waxa uu Difaacday Booga Qalin Jebinta Jaamacada
Waxa uu sameeyay shaqo adag Oo ah asaga oo Qaranka U shaqeynaayo Habiin Iyo Maalin
Hadana Isku Dayay In Uusan Jaahil Noqon
Gartayna Qofka Markii Wax Barto
Uu dalkiisa Anfici Doono
Abdiqani waxa uu sameyay Isku Day Ay Adagtahay In Uu sameeyo Qofkasta
23/03/2022
Ciidanka Gaarka Ee Haramcad oo Ku sugan Magaalada Beledweyne
Ayaa Gudaatay Xerada Ciidanka Ee Lama Galaay Si ay Usoo Afjaraan
Weerar Ay Ku Qaadeen Argagixisada Al shabaab
Inshaaalaahu Daqiiqadada Kadib Ayaa Lasoo Afjaridoonaa
Somali Police force
Send a message to learn more