Abdinuur Qadaaye

Abdinuur Qadaaye

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdinuur Qadaaye, Armed forces, Mogadishu.

07/10/2022

Mustaf Salaad Cabdule (xabiib Yare) Alle Hakuu Naxariisto Walaal Iyo Saaxib Igu Qaaliya Ayaa Aheyd Waqtigaaga Ayaa Intaas Ku Ekaa

Ehelka Iyo Qarabadana samir Iyo Iimaan Alle Hakasiiyo Halkanka Qaranka Dad Qaaliya Waa Loo Weynaa Asaga Askartii La Baxdayba
Inshallah Waan Rajaynaa In Ay Dabar Jarmi Doonaan Kooxaha Xagjirka Ah

Photos from Abdinuur Qadaaye's post 30/09/2022

Ciidanka Boliiska Gaarka Ah Ee Haramcad Ayaa Howlgal Qorsheysan Kula Wareegay Deegaanka Basra Howlgalkaas Ayaa U Dhacay Sidii Loogu Talagalay

05/09/2022

Qaranka Soomaaliyeed Waaa Heystaa Wiilal Naftood Hurayaal Ah Loona Carbiyay La Dagaalanka Argagixisada

Hadii Ay Helaan Kalsoonida Shacabka

Photos from Abdinuur Qadaaye's post 05/09/2022

Ciidanka Gaarka Ah Ee Haramcad Ayaa Howlgal Qorsheysan Ku Qaaday Fadhiyo Ay Al shabaab Ku Lahaayen Xaduuda Gobolada Sh/ Dhexe Iy Sh/Hoose
Deegaanadaan Oo U ahaa Marin Muhiim U Ah Iyo Maxkamad Beenaad Ay Ku Handadi Jireen Muwaadiniinta Soonaliyeed
Si Ay Ugu Geeyaan Lacago Baada

Howlgalka Oo U dhacay Sidi Loo qorsheeyay Ay Ciidanka Ugu Daadeen Fadhiisimiihi Cadawga Iyaga Oo Gubay Cagtana Mariyay maxkamad beenaad Ku Taalay Deegaanka Basra iyo Beerta Cali Mahdi

Waxaa Lagaariyay Xiligii La Carib Tiri Lahaa Cadawga.

03/09/2022

Falkii Ay Alshabaab Ka Geystay Gobolka Hiiraan Waa Ficil Muujinaya In Aysan Kala Jeclayn Shacabka Iyo Ciidamada Dowlada Oo Dagaalka Kula Jira
Taas Oo Ka dhigan Kaliya In Ay Ka fikirayaan Xukunkooda Guracan In Uu Kasii Jiro Gobolkaas Iyo Deeganada La Midka ah

Shacabka Soomaliyeed Waxaan Ugu Baaqeynaa In Ay Meel Ugu Soo Jeestaan Argagixisada Fadhiidka Ka Dhigtay Dalkooda

Maalinkasta Waxay Si Naxariis Daro Ah Udilayaan shacab Noloshooda La Daala Dhacayo

02/09/2022
Photos from Abdinuur Qadaaye's post 28/08/2022

Eng Abdiqani omar mohamud Caananuug

Waxa uu Difaacday Booga Qalin Jebinta Jaamacada

Waxa uu sameeyay shaqo adag Oo ah asaga oo Qaranka U shaqeynaayo Habiin Iyo Maalin

Hadana Isku Dayay In Uusan Jaahil Noqon
Gartayna Qofka Markii Wax Barto
Uu dalkiisa Anfici Doono

Abdiqani waxa uu sameyay Isku Day Ay Adagtahay In Uu sameeyo Qofkasta

30/03/2022

Al Fanaan Mohamed Said
Ayaa ku Luuqeeyay Hees Ka Turjumeyso Wax Qabadka Ciidanka Gaarka Ee Haramcad

23/03/2022

Ciidanka Gaarka Ee Haramcad oo Ku sugan Magaalada Beledweyne
Ayaa Gudaatay Xerada Ciidanka Ee Lama Galaay Si ay Usoo Afjaraan
Weerar Ay Ku Qaadeen Argagixisada Al shabaab
Inshaaalaahu Daqiiqadada Kadib Ayaa Lasoo Afjaridoonaa

Somali Police force Send a message to learn more

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu