Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maalmahan ka shaqeynaya dhiiragelinta iyo garab istaaga Ciidamada Qakabka Sida oo Gobolada dhexe kula dagaalamaya Khawaarijta kana shaqeynaya sidii lagu skk Afjari lahaa dagaalka ka dhanka ah ee khawaarijta.
Ururka oo ay hogaamineyso guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo ay wehlinayaa haweebka soomaliyeed ayaa maalmahan ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud iyagoo u taagan dhiiragelinta iyo garab istaaga ciidanka sidii lagu soo afjari lahaa dagaalka lagula jiro khawaarijta.
Waxaa naga go'an dal xasiloon amni leh nabadeysan oo horumarsan...
Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed SNWO
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Haweenka Qaranka Soomaliyeed SNWO, Government Organization, Maka Al Mukarama Road, Mogadishu.
Guddoomiyaha Ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Marwo Batuulo Axmed Gaballe oo Booqasho ku tagtay Dugsiyada Agoonta Magaalada Muqdisho ayadoo ay wehlineyso Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye..
02/11/2022
Gudoomiyaha Haweenka qaranka soomaaliyeed marwa batuula axmed gabballe ayaa ka qeeyb gashay Munaasabad wacyi Galin ,baroordiiq iyo ladagaalanka khawaarijta isugu jirta oo ay haweenka qaranka soomaaliyeed soo qaban qaabiyeen.
Gudoomiyaha ayaa hadaladeedii waxaa kamid ahaa shabaab waxay laayeen ubadkeenii waxay laayeen rageenii haweenka qaranka hadaanahay shabaaboow waan idiin fashilineeynaa idimka illaaheey.
HAWEENKA WAA HIILKA QARANKA SOOMAALIYEED.
02/11/2022
Munaasabad baroordiiq iyo wacyi galin isugu jirta ayaa lagu qabtay xaruunta hooyooyinka qaranka soomaaliyeed waxaana soo qaban qaabiyay haweenka qaranka soomaaliyeed waxaana goob joog ahaa gudoomiyaha ururka haweenka qaranka soomaaliyeed marwa Batula Ahmed gabbale.
01/11/2022
Wasiirka habeenka XFS marwa khadiija Deeriye iyo Gudoomiyaha Haweenka qaranka soomaaliyeed Batula Ahmed gabbale iyo mas,uuliyiin kale ayaa maanta gaar gaar cunooyinka fudud gaarsiiyay dhaawac yadii musiibadii (soobe2) 29 Oct cusbitaalka digfeer waxayna ka tacsiyeeyeen dhibkii shacabka soomaaliyeed soogaaray.
HAWEENKA WAA HIILKA QARANKA.
24/10/2022
Haweenka soomaaliyeed waxay kaalin muuqata ka qaataan qarankeenu inuu guuleysto maxaa yeelay waa hooyooyin oo caruurta xanaaneeya waa xoog oo waxay kashqeeyaan hay,adaha amniga qeeyba hooda kale duwan booliis, Nabad sugid iyo milatari intaba.
HAWEENKA WAA HIILKA QARANKEENA.
20/10/2022
Halgan walbe waxuu ka biloowdaa hal talaabo Haweenka qaranka waxuu bogaadinayaa dadaalkii kasoo biloowday Hiiraan hadane guulaheeda ay socdaan waxaan marwalbe garab taaganahay ciidanka xooga dalka soomaaliyeed iyo ma's,uuliyiinta sharafta badan ee horkaca dagaalada iyo dadaalada guuleeysta marwalbe.
Halkaan aan Hal iyo mas,uul kaxusno koow wasiirka amniga doowlad goboleedka Hiirshabeelle Mohamed Abdirahman Kheyre iyo gudoomiye Ali Jeyte osman iyo mas,uuliyiin kale waxaan idiin leeyahay dadaalkiid biloowdeen meel fiican buu maraayaa allaha guuleeyo Qarankeena.
HAWEENKA WAA HIILKA QARANKA.
“Haweenka Somaliyeed waxay diyaar u yihiin in ay qeyb ka noqdaan dagaalka lagula jiro Al-shabaab” Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuule Gabale.
Sidaasi waa yiri gudoomiyaha haweenka Qaranka Somaliyeed Batula Ahmed Gabale oo wareeysi siisay goobjoog TV.
04/10/2022
Haweenka qaranka iyo wasiirka wasaarada haweenka XFS ayaa garab istaag iyo dhiiragalin usameeyay ciidanka xooga dalka somaliyed unasameeyay cunooyinka fudud haweenka waa Hiilka Qaranka.
Agaasimaha Xuquuqul iinsaanka Ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Faisa Amiin Bolay ayaa wareeysi dhinacyo badanleh bixisay ayaa ladardaarantay madaxda dalka ayadoo wareeysigaan siisay Television ka qaranka soomaaliyeed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Maka Al Mukarama Road
Mogadishu
