Darul Hikmah University-DHU

Darul Hikmah University-DHU

Share

DHU was established on December 27, 2012 with a mission of developing this university as an ideal

Darul Hikmah University (DHU) is an accredited higher learning institution.The credit for the idea of establishing this university goes to group of intellectuals, researchers and educationists, at home and abroad. By the Grace of Allah (SWT), Darul Hikmah University was founded in the year 2012. Jaamacadda Daarulxikmah waa jaamacad ka hanaqaaday dalka Soomaaliya dabayaaqadii sannadkii 2012 kii. w

26/05/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧!
Darul Hikmah University-DHU waxa ay hambalyo iyo duco u diraysaa dhammaan ardayda, macalimiinta, waalidiinta iyo shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Adxaa.

Ilaahay ha naga aqbalo ducooyinka iyo acmaasha wanaagsan. Waxaan idiin rajaynaynaa ciid farxad iyo caafimaad leh.
Ciid Wanaagsan!

Photos from Darul Hikmah University-DHU's post 23/05/2026

A delegation from the leadership of Darul Hikmah University-DHU paid an official visit to the Ministry of Agriculture and Irrigation of the Federal Government of Somalia, where they were warmly received by Eng. Mohamed Hassan Abdulle, Director General of the Ministry of Agriculture and Irrigation, and Eng. Dirie Abdi Mohamed, Director of the Department of Agricultural Technology and Innovation.

The meeting focused on strengthening cooperation and institutional partnership between the University and the Ministry in the areas of agriculture, innovation, research, and community service.

The university leadership also met with DHU Faculty of Agriculture alumni serving within the Ministry and commended their valuable contribution to serving the Somali community.

Darul Hikmah University sincerely appreciates the warm reception and continued support for education, innovation, and national development.

Photos from Darul Hikmah University-DHU's post 23/05/2026

Xafiiska Xiriirka ee Darul Hikmah University-DHU ayaa booqday Degmada Afgooye dugsiga sare ee Daarul Culuum Primary & .

Xafiiska ayaa ardada uga war bixiyay fursadaha waxbarasho ee heerka Jaamacadeed iyo sida ay uga faa'iidaysan karaan.

Photos from Darul Hikmah University-DHU's post 21/05/2026

Xafiiska Xiriirka ee Darul Hikmah University-DHU ayaa booqday Degmada Afgooye dugsiga sare ee Daarul Macaarif Primary & .

Xafiiska ayaa ardada uga war bixiyay fursadaha waxbarasho ee heerka Jaamacadeed iyo sida ay uga faa'iidaysan karaan.

Photos from Darul Hikmah University-DHU's post 18/05/2026

Xafiiska Xiriirka ee Darul Hikmah University-DHU ayaa booqday Degmada Afgooye dugsiga sare ee Aala Yaasir Primary & .

Xafiiska ayaa ardada uga war bixiyay fursadaha waxbarasho ee heerka Jaamacadeed iyo sida ay uga faa'iidaysan karaan.

Photos from Darul Hikmah University-DHU's post 17/05/2026

Xafiiska Xiriirka ee Darul Hikmah University-DHU ayaa booqday Degmada Afgooye dugsiga sare ee Kaaftoon Primary & .

Xafiiska ayaa ardada uga war bixiyay fursadaha waxbarasho ee heerka Jaamacadeed iyo sida ay uga faa'iidaysan karaan.

Photos from Darul Hikmah University-DHU's post 15/05/2026

Xafiiska Xiriirka ee Darul Hikmah University-DHU ayaa booqday Degmada Afgooye dugsiga sare ee Tadaamun Primary & .

Xafiiska ayaa ardada uga war bixiyay fursadaha waxbarasho ee heerka Jaamacadeed iyo sida ay uga faa'iidaysan karaan.

Photos from Darul Hikmah University-DHU's post 14/05/2026

Xafiiska Xiriirka ee Darul Hikmah University-DHU ayaa booqday Degmada Afgooye dugsiga sare ee Al-Qaasimi Primary & .

Xafiiska ayaa ardada uga war bixiyay fursadaha waxbarasho ee heerka Jaamacadeed iyo sida ay uga faa'iidaysan karaan.

Photos from Darul Hikmah University-DHU's post 13/05/2026

Xafiiska Xiriirka ee Darul Hikmah University-DHU ayaa booqday dugsiga sare ee Soomaaliya Primary & .

Xafiiska ayaa ardada uga war bixiyay fursadaha waxbarasho ee heerka Jaamacadeed iyo sida ay uga faa'iidaysan karaan.

Photos from Darul Hikmah University-DHU's post 12/05/2026

Xafiiska Xiriirka ee Darul Hikmah University-DHU ayaa booqday dugsiga sare ee Ibnu Khuzeyma Primary & .

Xafiiska ayaa ardada uga war bixiyay fursadaha waxbarasho ee heerka Jaamacadeed iyo sida ay uga faa'iidaysan karaan.

Photos from Darul Hikmah University-DHU's post 10/05/2026

Xafiiska Xiriirka ee Darul Hikmah University-DHU ayaa booqday dugsiga sare ee Al-Ma'aarib Primary & .
Xafiiska ayaa ardada uga war bixiyay fursadaha waxbarasho ee heerka Jaamacadeed iyo sida ay uga faa'iidaysan karaan.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Warshadaha Street, Howlwadag District
Mogadishu