01/08/2023
Hambalyo dhamaan Bahda Aala-Yaasir Primary and Secondary School. Waxaa sharaf weyn inoo ah dhamaan Ardaydeena in ay ka wada gudbeen Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8aad ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB
Hambalyo hambalyo
Hoya Tayada iyo Tacliinta
23/07/2023
Ogeysiis
Dhamaan Ardayda dugsiga Aala-Yaasir waxaa la ogeysiinaya in Natiijada Dib u dhac yar ku yimid waxaana la shaacin doona maalinta sabtiga tariikhduna ku beegantahay 29- July 2023.
Sidoo kale sanad dugsiyeedka 2023-2024 Waxaa uu si rasmi ah u bilaaban doona 29 July 2023 oo ku beegan maalinta sabtiga na soo aadan
MAHADSANIDIIN
06/06/2023
الحمد لله
Maanta oo ay taariikhdu tahay 06- June - 2023, waxaa si guul ah usoo gabagaboobay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB
Dhamaan Ardayda ka qeybqaadatay imtixaanka waxaan u rajeynenaa natiijo farxad geliso insha allah.
Guuleysta.
18/08/2022
Dhamaan Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Aala-Yaasir waxa uu hambalyo u dirayaa Ustaad Abdulkhadir Mohamed Hassan oo cod aqlabiyad ah loogu doortay Gudoomiyaha
Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir Iyo Ustaad Abdinur Ali Mohamed oo loo doortay Gudoomiye kuxigeen Midowga dugsiyada gobolka Banaadir waxa aan u rajaneynaa in xikaas Alle u fududeeyo.