Wiil aroos aha o ku qabsaday gabar malxiisad aheyd o laga fujin wayay ๐ณ๐.
La wadag asxabtada muqalkana like saar โค๏ธโ๐.
Barwaaqo Geesey
16/02/2020
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in RW Ethiopia ku Cadaadinayo Somaliland in Madaxweyne farmaajo kasoo dejiyo Hargeisa.
"annagu waxa aannu leenahay ha noo keenin laakiin haddii uu la yimaado dee dilimayno laakiin nin Soomaaliyeed oo Abiy, la socda ha ahaado" gudoomiye Saleeban
15/02/2020
7 SABABOOD OO BARAKADA LAGU HELO
BARAKADA NOLOSHA QOFKA MUSLIMKA AH.
Barakada waa kheyr Allah bixiyo oo shaygii ama Qofkii la siiyo ama la galiyo uu kheyrkiisa iyo nafaciisa bato, wax yar hadii la barakeeyo wuu bataa, waxaa badanna wuxuu noqdaa mid wax tara.
ูุงูุจุฑูุฉ: ูู ุซุจูุช ุงูุฎูุฑ ุงูุฅููู ูู ุงูุดูุกุ ูุฅููุง ุฅุฐุง ุญูุช ูู ูููู ูุซุฑุชูุ ูุฅุฐุง ุญูุช ูู ูุซูุฑ ููุนุ ูู
ู ุฃุนุธู
ุซู
ุงุฑ ุงูุจุฑูุฉ ูู ุงูุฃู
ูุฑ ูููุง ุฅุณุชุนู
ุงููุง ูู ุทุงุนุฉ ุงููู ุนุฒ ูุฌู.
1. Dhawr soonaanta laga dhawr-sado xumaanta , macaasida , Allahna laga xishoodo iyo in la talo saarto isaga lana aamino.
{ููู
ูู ููุชูููู ุงูููููู ููุฌูุนูู ููููู ู
ูุฎูุฑูุฌุงู . ููููุฑูุฒููููู ู
ููู ุญูููุซู ูุง ููุญูุชูุณูุจู ููู
ูู ููุชูููููููู ุนูููู ุงูููููู ูููููู ุญูุณูุจููู} [ุงูุทูุงู:2-3]ุ
2. Istiqfaarta ama In Allah laga tuugo danbi dhaaf iyo ceeb-asturaad waayo gefafka iyo macaasida waxay keenan in Barakada la waayo
{ููููููุชู ุงุณูุชูุบูููุฑููุง ุฑูุจููููู
ู ุฅููููู ููุงูู ุบููููุงุฑุงู . ููุฑูุณููู ุงูุณููู
ูุงุกู ุนูููููููู
ู
ููุฏูุฑูุงุฑุงู . ููููู
ูุฏูุฏูููู
ุจูุฃูู
ูููุงูู ููุจูููููู ููููุฌูุนูู ูููููู
ู ุฌููููุงุชู ููููุฌูุนูู ูููููู
ู ุฃูููููุงุฑุงู} [ููุญ:10-12]ุ ููุงู ุฌููู ุดุฃูู: {ููุฃููู ุงุณูุชูุบูููุฑููุง ุฑูุจููููู
ู ุซูู
ูู ุชููุจููุง ุฅูููููู ููู
ูุชููุนูููู
ู
ููุชูุงุนุงู ุญูุณููุงู ุฅููู ุฃูุฌููู ู
ููุณูู
ููู ููููุคูุชู ููููู ุฐูู ููุถููู ููุถููููู} [ููุฏ:3].
3.In Allah la waydiisto Barakada.
Baryada Allah waa sababta lagu helo Barakada iyo kheyrka. Ha Illawin in aad Markasta Allah barido oo aad kheyr oo dhan waydiisato .
ููุงู ุฑุณูู ุงููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
: ยซุจูุงุฑููู ุงูููู ููููู
ูุง ููู ุบูุงุจูุฑู ููููููุชูููู
ูุงยป
Waa ducadii Nabigu Sallalahu Calayhi wasalam, ugu duceeyay Abii dalxa iyo xaaskiia Allahna wuxu sii 10 wiil xufaad ah.
4. Toosnaanta , kasabka xalaasha aha , dhawr-soonanta, Xaaraanta iyo wixii shaki ku jiro oo laga dheeraado .
Qofki Barakada raba waa in uu ku dadalaa , Runta, Ammaanada, dhawr-soonaanta iyo Is-ilaalinta.
ุฑุณูู ุงููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
ูุงู: ยซุงูุจููููุนูุงูู ุจูุงูุฎูููุงุฑู ู
ูุง ููู
ู ููุชูููุฑููููุงุ -ุฃููู ููุงูู: ุญูุชููู ููุชูููุฑููููุง- ููุฅููู ุตูุฏูููุง ููุจููููููุง ุจููุฑููู ููููู
ูุง ููู ุจูููุนูููู
ูุงุ ููุฅููู ููุชูู
ูุง ููููุฐูุจูุง ู
ูุญูููุชู ุจูุฑูููุฉู ุจูููุนูููู
ูุงยป (ู
ุชูู ุนููู: ุฑูุงู ุงูุจุฎุงุฑู [2079]ุ ูู
ุณูู
[1532]
5. Samafalka , Xiriirinta qaraabada iyo dhaqanka wanaagsan
ุนู ุฃูุณู ุฑุถู ุงููู ุนูู ุฃู ุฑุณูู ุงููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
ูุงู: ยซู
ููู ุฃูุญูุจูู ุฃููู ููุจูุณูุทู ูููู ููู ุฑูุฒูููููุ ููููููุณูุฃู ูููู ููู ุฃูุซูุฑูููุ ููููููุตููู ุฑูุญูู
ูููยป (ู
ุชูู ุนููู: ุฑูุงู ุงูุจุฎุงุฑู
Qofkii raba in xoolaha iyo maalka loo badiyo, cimrigana loo barakeeyo Qaraabadiisa ha xiriiriyo.
ูุนู ุนุงุฆุดุฉ ุฑุถู ุงููู ุนููุง ููุงููุชู: ููุงูู ุฑูุณูููู ุงูููููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
: ยซุตูููุฉู ุงูุฑููุญูู
ู ููุญูุณููู ุงูุฎููููู ููุญูุณููู ุงููุฌูููุงุฑูุ ููุนูู
ูุฑูุงูู ุงูุฏููููุงุฑูุ ููููุฒููุฏูุงูู ููู ุงููุฃูุนูู
ูุงุฑูยป (ุฑูุงู ุฃุญู
ุฏ [25259]
Xiriirinta Qaraabada, Akhlaaqda wanaagsan iyo samfalka dariska dhulka aya ku cammirma sidoo kale waxay kordhiyaan cimriga qofka.
6. Waqtiga oo la nadaamsado , laga faa,iidaysto waana waajib weyn oo qofka muslimka ah saaran in uu san waqtigiisa dayacin.
ุงููุจููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
ูุงู: ยซุงููููููู
ูู ุจูุงุฑููู ููุฃูู
ููุชูู ููู ุจููููุฑูููุงยปุ
"Ilaahayow Umaddayda u barakee jarmaadada/kallahaada ".
Muslim iyo gaal waxaa la isku raacsan yahay Jarmaadadu in ay barakaysan tahay oo qofkii raba in uu meel gaaro aakhiro iyo aduunba ay tahay in uu ka faa,iidaysto.
7. Deeqsinimada , gacan furnaanta iyo wadajirka.
{ู
ูุซููู ุงูููุฐูููู ูููููููููู ุฃูู
ูููุงููููู
ู ููู ุณูุจูููู ุงูููููู ููู
ูุซููู ุญูุจููุฉู ุฃูููุจูุชูุชู ุณูุจูุนู ุณูููุงุจููู ููู ููููู ุณูููุจูููุฉู ู
ููุงุฆูุฉู ุญูุจููุฉู ููุงูููููู ููุถูุงุนููู ูููู
ูู ููุดูุงุกู ููุงูููููู ููุงุณูุนู ุนููููู
ู} [ุงูุจูุฑุฉ:261]ุ
ูุงู ุฑุณูู ุงููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
: ยซูููููุง ุฌูู
ููุนุงู ููููุง ุชูููุฑูููููุงุ ููุฅูููู ุทูุนูุงู
ู ุงููููุงุญูุฏู ููููููู ุงููุงุซูููููููุ ููุทูุนูุงู
ู ุงููุงุซููููููู ููููููู ุงูุซูุงุซุฉ ูุงููุฃูุฑูุจูุนูุฉูุ ูููููุง ุฌูู
ููุนุงู ููููุง ุชูููุฑูููููุงุ ูุฅู ุงูุจูุฑูููุฉ ูู ุงูุฌู
ุงุนุฉยป (ุฑูุงู ุงุจู ู
ุงุฌุฉ [3287]ุ
Wax isla cuna oo ha kala tagina, cuntada hal qof loogu talagay waxay ku filantahay labo qof, tan labaduna sedex iyo afar , Wax isla cuna ha kala tagina waayo Barakadu waxay ku jirtaa wada jirka.
Intan qayb ka mid ah asbaabta barakada keenta oo aad u badan .
Allah ha naga dhigo kuwo barakaysan oo wax tarkoodu bato.
Amiin.
BARWAAQO.
Culusow oo u kala kacday ka dib Markii...
12/11/2019
๐ฅบุงูุง ููู ู ุงูุง ุงููู ุฑุงุฌุนูู
Allah unaxariistee waxaa goor dhow magaalada muqdusho ku geeriyooday Majaajilistihii caanka ahaa Diimow oo mudo badan ku xanuun sanaa caasimada muqdisho
Diimow ayaa ka mid ahaa majaajilistayasha aadka looga jecelyahay dalka.
waxaan u tacsiyeyneyaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo fankii Soomaaliyeed uu ka geeriyoodey Samir iyo imaan allha ka siiyo, Marxuumkana Janatul fardowsa alaha ka Waraabiyo. Amiin.
Share garey si ay asxabtadana ugu duceeyaan marxuumka
Barwaaqo Geesey
20/10/2019
Heesta cusub Dhoola Cadee |maslax mideeye
DHARKEYNLEY ayaa Finalaha Tartanka dagmooyinka gobalka.
RIGORAAL dharkenley 4:2 X/Jajab
FINAAL Waaberi VS Dharkeynley
27/09/2019
AQRISO Erdogan Oo Difaacay Magalaadii Rasuulka Scw Laga Dheelmiyay. Aduunka Ayuu Cadeen Tusiyay, Wuxuu Jeediyay Qudbadii Ugu Adkeed. Geesiga Islaamka u hiili
โข AAWAY YAHUUDA?
"Hadii aad fiiriso maabkan. Aaway Isra'il? Dhulkeeda aaway. Halkaan ila eega"
"Sanadkii 1947 waa 72 sano kahor. Ma jirin wax Isra'il la dhaho. Dhamaan dhulkan aad sawirka ka aragtaan waqtigaas waxaa laheed Falastiin"
"1967 hadaad fiirisaan qeybta dhexe Isra'il waxey noqotay mid weyn oo dhul balaarsi ayey wadeen sanad kasta. Halka falastiin ay sii yaraaneysay"
"Qeybta sadaxaad eega. Maantana waxey u muuqataa in Falastiin ay gabi ahaan sii qarsoomeyso oo Yahuuda ay qabsatay qariiradii falastiin oo dhan"
Waa Madaxweynaha dalka Turkiga oo lasoo baxay Mapka sawirka kaaga muuqda oo cadeynaya in Falastiin ay lahaan jirtay dhulka hada ku fadhiso Yahuuda. Madaxda aduunka ayuu tusiyay
โข 5 WADAN AYAA HALKAAN KA TALIYA
"ii sheega halkaan meeqo wadan ayaan ku fadhinaa. 50, 100, 150, 200. Lkn anagoo dhan magac u yaal ayaanahay. Waayo shan wadan ayaa amarkooda ka shaqeeya halkaan"
"aan isweydiino Qaramada midoobe maxey u taagan tahay. Maxey sameeyaan"
"Kashmir wax maka qabateen. Maya, Qudus meelaha ugu cadaalad darada badan aduunka wax maka qabateen. Maya. Suuriya dadkeeda la dhameynayo dib u dajin ma u sameyseen Maya"
"Marka? Maxey u shaqeyneeysaa Qaramada Midoobay. Waan imaaneeynaa kadib qudbado aan jirin ayaa la jeedinayaa kadib guryaheena ayaan iska aadeynaa sax".
โข QUDUS WAA CAASIMADA. JERUSALEM MA JIRTO
"Waa inaan maamul la aqoonsan yahay u dhisnaa Falastiin. Qudusna Caasimadooda. Wax la dhaho Jarusalam ma jiraan"
โข XUDUUD MALAHAN
"Waxaan mar tagay Qudus kadibna waxaan u talaabay Tel Aviv si aan u ogaado xuduuda ay sheeganeyso Isra'il"
"Wallahi baan ku dhaartay inaan soo arkin hal xuduud oo Isra'il ay leedahay. Saacado ayan tagnaa si la ii tuso xuduudka"
"Waxaan soo arkay kaliya xuduudaha Falastiin ay la leedahay dalalka carabta. Sidee Isra'il wadan loo dhihi karaa iyagoo aan xuduud lahayn"
โข WAAD HURUDAAN. WAA INAAD KACDAAN
"Madaxdiin carabta ee halkaan fadhisa waad hurudaan. Waxaad u baahan tihiin inaad kacdaan. Oo ka dhiidhisaan duqeynta lagu wado reer Falastiin iyo burburka guryahooda kusocda"
"Waxaan dhamaantiin idin sheegayaa in dalka Turkiga uu markasto garab taagan yahay shacabka Falastiin sidii horay aan u garab istaagnay"
โข ERDOGAN OO DUCEEYAY
Qudbadiisa runta ku saleeysan ee taariiqda Gashay ayaa ugu dambeyn wuxuu yiri madaxweynaha dalka Turkiga.
"Waxaan Falastiin u rajeynayaa oo ugu duceynayaa Nabad, Cadaalad, Xoriyad, barwaaqo iyo Mustaqbal dheer"..
โข Kamid Noqo Muslimiinta Taageeray Erdogan
Kadib qudbadii uu jeediyay madaxweynaha lagu naaneeso "Hogaamiyaha islaamka" ayaa dad badan waxey baraha bulshada si weyn taageero ugu muujiyen Erdogan. Adna kamid noqo
Hadii aad Aqrisatay Qormadaan Please taageero u muuji geesiga Islaamka Racep Tayyib Erdogan. Allahu Akbar. Maxaa kaaga baxay ?
Xigasho : Idris Abdulkadir
20/09/2019
Kaxda 1:0 Deyniile
kulankii u dhaxeeyey Degmada KAXDA vs Degmada DAYNIILE kaas oo ka tirsanaa Tartanka K-cagta Degmooyinka Gobalka Banaadir ee 2019.
sideed u aragtaa natiijada Ciyaarta.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |
