Xisbiga SAAB

Xisbiga  SAAB

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xisbiga SAAB, Political Party, Dabka, Mogadishu.

Xisbiga SAAB wuxuu ka tarjumayaa baahida loo qabo isbadal dhab ah iyo horumar waara, isagoo xoogga saarayaa in shacabka Soomaaliyeed ay helaan cod, fursad, iyo adeegyo tayo leh.

08/05/2026

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay Cabdirisaaq Cabdullahi Maxamed Xogahaya Garabka Dhalinyarada SAAB ee Degmada Dhuusamareeb iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Dhuusamareeb,

08/05/2026

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay Cabdirisaaq Maxamud Nuure (Cigaal) Xoghayaha Garabka Dhalinyarada SAAB ee Degmada Cadaado, iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Cadaado

05/05/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!

05/05/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!

Ururka SAAB wuxuu si rasmi ah u ogeysiinayaa dhammaan musharaxiinta u tartamaya Golaha Caasimada ee Gobolka Banaadir in la furay diiwaangelinta qabashada codsiyada musharaxnimada.

Sidaa darteed, dhammaan musharaxiinta daneynaya ka mid noqoshada tartanka Golaha Caasimada waxaa laga codsanayaa inay si degdeg ah ula soo xiriiraan xafiisyada Ururka, si ay u dhameystiraan shuruudaha iyo habraacyada lagama maarmaanka ah.

SAAB wuxuu ku dhiirrigelinayaa musharax kasta inuu ka faaโ€™iideysto fursaddan muhiimka ah, si loo helo hoggaan tayo leh oo u adeega bulshada.

Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
WhatsApp: ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ“ ๐Ÿ”๐Ÿ” ๐Ÿ•๐Ÿ“ ๐Ÿ•๐ŸŽ

๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐ž๐ž๐ง๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐–๐š๐๐š๐ฃ๐ข๐ซ, ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง ๐‡๐ฎ๐Ÿ๐š๐ง!

05/05/2026

Urur SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay (Sadiiq Abdullahi Ahmed) wakiilka SAAB ee Degmada Xeraale, iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Xeraale.

05/05/2026

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay (Mohamed Abdullahi Casqalaani) wakiil ku xigeenka SAAB ee Degmada Xeraale, iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Xeraale.

05/05/2026

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay (Faadumo Ahmed Hassan) madaxa ololaha SAAB ee degmada Xeraale iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Xeraale.

05/05/2026

Ururka SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabey Ali Abdiweli Ali Xoghayaha SAAB ee degmada Xeraale, iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Xeraale.

04/05/2026

Urur Siyaasadeedka Midowga Soomaaliya SAAB ayaa si rasmi ah u magacaabay wakiil ku xigeenka ururka ee Degmada Cadale, iyadoo tallaabadan ay qayb ka tahay dardargelinta howlaha ururka ee heer degmo iyo xoojinta ololaha doorashooyinka.

Magacaabistan ayaa la filayaa inay sare u qaaddo isku xirka bulshada deegaanka, isla markaana door muhiim ah ka qaadato abaabulka iyo hirgelinta qorshayaasha ururka ee degmada Cadale.

Photos from Xisbiga  SAAB's post 04/05/2026

Waxaa si habsami leh u socda ololihii doorashooyinka ee Degmada Marka ee urur siyaasadeedka Midowga Soomaaliya SAAB, iyadoo taageerayaal badan ay si firfircoon uga qayb qaadanayaan wacyigelinta, kulamada dadweynaha iyo abaabulka bulshada.

Ololahan ayaa muujinaya isbeddel, midnimo iyo rajada shacabka ee ku aaddan hoggaan hufan oo wax ka qabta baahiyaha bulshada, isla markaana horumariya adeegyada aasaasiga ah ee degmada Marka.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Dabka
Mogadishu