Aragtida Madalsan waa Soomaaliya oo muwaadin walba cod leeyahay, Maamul Gobaleed kasta + Maamul Gobaleedka Banaadir matalaad uu leeyahay, oo jiil walba fursad heli karo. Fadlan la xariir +252 61 8798164 iyo +252 61 5833428
Official page of the Justice and Solidarity Party (JSP)
Weybaa enaa dad ing surung umuty DigilMirifle, weybaa Fathane inii iyoo haathan umut isky hiring hoopy Ally eru. Somalia unuu leh lang niila leh ma jarang iyeey saas ogaathaa!!
Urur Siyaasadeedka Horumar iyo Midnimo Qaran waa urur u taagan dhismaha mustaqbal wadajir ah, kor u qaadista horumarka bulshada, ilaalinta midnimada ummada, iyo dhiiragelinta ka qeyb galka muwaadinka si loo gaaro qaran xasiloon oo hormar leh.
Ujeedka waa u hawlgelida sidii loo heli lahaa qaran awood u leh isku filnaansho dhaqaalle iyo mid amni.
Xisbiga SAAB wuxuu ka tarjumayaa baahida loo qabo isbadal dhab ah iyo horumar waara, isagoo xoogga saarayaa in shacabka Soomaaliyeed ay helaan cod, fursad, iyo adeegyo tayo leh.
Xisbiga UPP waa xisbi siyaasadeed u furan shakhsi kasta oo doonaya ineey soo noqoto heybadii iyo sharaftii ummada Soomaaliyeed
Kacdonka Dhalinyarada Soomaaliyeed Political party