Cabdullaahi Xasan Ahmed

Cabdullaahi Xasan Ahmed

Share

Nabadaa Naas La Nuugo Leh

07/04/2026

Lajirka Madaxda

25/03/2026

Cajiib

24/03/2026

Dumarow Taladaan Qaata

24/03/2026

7 Qodob Oo Qofka Salaada Subax Ka Taga Uu Waayaayo

23/03/2026

Gudniinka Fircooniga Iyo Shareecada

Photos from Villa Somalia's post 02/07/2025

1da luulyo Maalin ku wayn umada soomaliyeed

17/01/2025

Qof walba oo jecel xorriyadda iyo cadaaladda💪 Gaza oo muddo dheer ku jirtay cunaqabatayn iyo dulmi ayaa ugu dambeyn heshay xorriyaddii ay u dagaallamayeen Kadib markii ay heshiis la galeen Israel oo ah in ay xabad joojin Sameeyaan. Dhulka barakaysan ee Gaza ayaa hadda mar kale noqday astaan u taagan adkeysi iyo guul. Farxadda iyo damaashaadka ayaa ka muuqda guud ahaan dhulkaas iyo Gaza, iyada oo dadku isku hambalyeynayaan guushaan lama ilaawaanka ah. Reer Gaza waxay tusale cad u yihiin in rajo iyo isku duubni lagu gaari karo halgan kasta oo adag. Xorriyadda waa hibo qaali ah, maanta waxay tahay maalin lagu xuso geesinimada iyo samirka shacabkan aan la iloobi karin!🥰🫶💪 Mar walba U duceeya Walaalaheena Falastiin,🤲🤲💫

05/01/2025

Sacad bin Mucaad, Ilaahay haka raalli noqdee
waxa uu soo islaamay isagoo 30 jir ah, Wuxuu dhintay isagoo 36 jir ah ,6 sano oo kaliya ayuu islaamka ku jiray Carshiga alle ayaa Geeridiisu gilgishay waxaana janaasadiisa kasoo qayb galay 70,000 oo Malag oo aan horay usoo degin dhulka

Wuxu dhintay isagoo lix iyo soddon jir ah markuu dhintay ayaa Jibriil u yimi Rasuulka (scw) oo uu ku yidhi: waa ayo addoonkan suubban ee dhintay? Waxaa u furmay albaabbadii jannada, waxaana gilgishay carshigii alle , markaas ayuu Rasuulka (scw) soo baxay markii loo sheegay qofka dhintay in uu sacad yahay ayuu soo degdegay nebiga (scw) Wuxuuna yiri : Waxaan ka baqayaa inay Malaa’igtu naga hor marto oo ay dhaqaan meydka sacad sidii ay xandala u dhaqeen oo kale Dabadeed waxay u qaadeen qabrigiisii, markii la geliyay qabrigiisii ayaa Rasuulku SCW yiri: "ciriiriga qabriga hadii cidi ka badbaadi lahayd walaalkiin sacad ayaa ka badbaadi lahaa " .

Allahayow na waafaji iimaanka sida iimaankiisa iyo daacadnimadiisa oo kale.

03/01/2025

Masha Allah muuqaal qiiro leh kabadan haddii aan awoodno way naga is taahilan yaa allah u gargaar

27/12/2024
10/12/2024

Diyaaradaha Xoogga Dalka Iyo Xerada UK Balad Xaawo Gedo Somalia guusha way dhowdahay

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu