24/05/2026
Dr.Xuseen Cilmi Cabdi waa dhakhtar ku takhasusay daryeelka caafimaadka carruurta laga bilaabo dhalashada ilaa qaangaarnimada Wuxuu baaritaan, daaweyn iyo talooyin caafimaad siiyaa carruurta si ay u helaan korriin iyo caafimaad wanaagsan.
18/05/2026
Dhaqtarka Lafaha & Dhaawacyada
Waxaan kuu haynaa adeegyo caafimaad oo casri ah oo ku saabsan lafaha, kala-goysyada, dhaawacyada, iyo xanuunnada murqaha. Darusalam Hospital waxaad ka heleysaa Daryeel tayo leh iyo dhakhaatiir khibrad leh Fadlan soo booqo oo la kulan dhaqtarka lafaha
16/05/2026
Caafimaadka Hooyada waa Ahmiyad Gaar ah
Darusalam Hospital waxaa kugu diyaar ah adeegyo casri ah oo dhinaca haweenka & dhalmada ah, baaritaanno sax ah iyo daryeel aad ku kalsoonaan karto, oo ay bixineyso
Dr. ๐ญ๐ฒ๐๐ฏ๐ผ ๐ ๐๐ฟ๐๐ผ๐ฟ๐ฎ oo leh aqoon iyo khibrad dheer.
Soo booqo Darusalam Hospital maanta si aad u hesho daryeel caafimaad oo tayo leh.
14/05/2026
Caafimaadka Afkaaga waa Furaha Dhoola-caddeyn qurux badan Fadlan Soo Booqo dhakhtarkeena afka iyo ilkaha ee Darusalam Hospital si aad u hesho Baaritaan, Nadiifin, Daaweyn iyo Daryeel casri ah.
12/05/2026
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐
Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Kalkaaliyayaasha Adduunka Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan kalkaaliyayaasha dadaalkooda, samirkooda, iyo adeegga ay bulshada u hayaan. Waxaad tihiin geesiyaasha caafimaadka ee mar walba garab taagan bukaanka si gaar ah kalkaaliya yaasha somaaliyeed waxaan leenahay hambalyo