Mursal Mohamed Yusuf

Call Directions Website Contact the organization

Mursal Mohamed Yusuf Member of the House of Representatives of the Galmudug state of Somalia.

21/08/2026

Ninkaad aad ayuu u jiliin fiicanyahay lkn adiga daawanaayo markii aad daawado qofke kugu soo dhacaayo

12/08/2026

Agaasime Mahad Salad waxa uu si muuqata wax uga badalay garaad maskaxda sugida Amniga Qaran.
Qorayga iyo Awooda waxaa lagu samatabixi karaa marka aay wehliso Xirafada iyo Xikmad

08/08/2026

Waxaan maanta kala soo wareegnay Taliska Qeyta 27aad ee CXD gaari 3 sano ka hor gacanta cadawga Shabaab galay oo uu lahaa muuwaadin gaarigiisa ku garab istaagay in deegaanka shabaabka lagu xoreynayo ciidanku u adegsadaan
Gaarigaan oo lagu soo qabtay howlgal xirfad aad u sareeysa la isugu duba riday ayaa maanta deegaanka Hees kula soo wareegnay
Waxaan uga Mahad celineynaa cidkas oo ka qeyn qaadatay howlgalkaas

Bari reer Guriceel waxa aay u tahay maalin taarikhi ah oo reer Guriceel u dareerayaan doorasha toos ah.Waxaa la gudboon ...
29/07/2026

Bari reer Guriceel waxa aay u tahay maalin taarikhi ah oo reer Guriceel u dareerayaan doorasha toos ah.
Waxaa la gudboon in aay goamiyaan masiirkooda 5 Sano oo soo socota.
Waxaan dhamaan bulshada reer Guriceel ugu baaqayaa in aay codkooda ugu deeqaan urur siyaasadeedka Caddaalada iyo Wadajirka JSP oo astaantiisu tahay Shibirta iyo Shan iyo Tobanka iyo hogaamiyahooda Liibaan Axmed Xasan.

02/06/2026

Waxaan mudo laba maalmood ah shaqo nabadeyn u joognay deegaanada Dudun-can iyo Waradhuumaleh ee dagmada Maxaas.
Waxaan u mahadcelinayaa Saraakiisha Qaran oo waqtigooda galiyay ii bulshadaas wada dhalatay kala nabad galaan waxaa kale oo aan u mahadcelinayaa waxgaradka nagala shaqeeyay in aan xaalada caksaneed soo dajino

Taliye Feysal Canod waxa uu ahaa sargaal howl kar ah waqti adagna soo shaqeeyay aana hubo in uu shaqada loo diray dhiigi...
03/05/2026

Taliye Feysal Canod waxa uu ahaa sargaal howl kar ah waqti adagna soo shaqeeyay aana hubo in uu shaqada loo diray dhiigiisa u huray hadi isbadal imaadayna waa mid iska meerto ah sxb waxan kuu rageynayaa horusocod iftiin leh,
Waxaan sidi kale hambalyo u dirayaa sxbey Taliye Dibad oo an shaqsi aan waqti dheer kasayay waxana aaminsanahay in uu ku soo aaday waqti aad u xasaasi waxaan alle kaaga rajeynayaa in uu kugu ceeb tiro masuuliyada adag ee laguu igmaday

16/04/2026

Waan soo dhoweynaynaa saaxiibada maanta ku dhiiraday in aay ku qancaan hal jiho kali ah in aay u furantahay, JSP waa xisbi nidaamyo maamul iyo habraacyo u gaar ah leh waa madal u furan qof kasta oo damac leh.

15/04/2026

Dadkaada dhexda uga jir walwal la’aan

Waxaan la qeybsanayaa farxada hambayada xuska sanad guurada 66 aad ee maalinta Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed
12/04/2026

Waxaan la qeybsanayaa farxada hambayada xuska sanad guurada 66 aad ee maalinta Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed

09/04/2026

DOOYAALE.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mursal Mohamed Yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mursal Mohamed Yusuf:

Shortcuts

Share