Waxaan mudo laba maalmood ah shaqo nabadeyn u joognay deegaanada Dudun-can iyo Waradhuumaleh ee dagmada Maxaas.
Waxaan u mahadcelinayaa Saraakiisha Qaran oo waqtigooda galiyay ii bulshadaas wada dhalatay kala nabad galaan waxaa kale oo aan u mahadcelinayaa waxgaradka nagala shaqeeyay in aan xaalada caksaneed soo dajino
Mursal Mohamed Yusuf
Member of the House of Representatives of the Galmudug state of Somalia.
03/05/2026
Taliye Feysal Canod waxa uu ahaa sargaal howl kar ah waqti adagna soo shaqeeyay aana hubo in uu shaqada loo diray dhiigiisa u huray hadi isbadal imaadayna waa mid iska meerto ah sxb waxan kuu rageynayaa horusocod iftiin leh,
Waxaan sidi kale hambalyo u dirayaa sxbey Taliye Dibad oo an shaqsi aan waqti dheer kasayay waxana aaminsanahay in uu ku soo aaday waqti aad u xasaasi waxaan alle kaaga rajeynayaa in uu kugu ceeb tiro masuuliyada adag ee laguu igmaday
Waan soo dhoweynaynaa saaxiibada maanta ku dhiiraday in aay ku qancaan hal jiho kali ah in aay u furantahay, JSP waa xisbi nidaamyo maamul iyo habraacyo u gaar ah leh waa madal u furan qof kasta oo damac leh.
Dadkaada dhexda uga jir walwal la’aan
12/04/2026
Waxaan la qeybsanayaa farxada hambayada xuska sanad guurada 66 aad ee maalinta Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed
DOOYAALE.
Waxaan hureyn habaar laguma darso
MATABAAN GAROORE
03/04/2026
Sawirkaan waxa uu kulminayaa Taliye Xuseen Molif iyo Wasiir Abdinasir Abdi Arush goobtuna waa Baydhabo Janaay iyo maanta.
Waxaan sharaxaad dheeri ah u baahan dhoolacadeynta Taliye moolif madaama aysan sahlaneyn in uu sidaan oo kale u dhoola cadeeyo
Waxaa sidoo kale sidoo kale u baahan in la taxliiliyo qaabka oo taliyuhu labadiisa gacmood isugu geeyay gacanta midig ee sawiirka, labadaas arin waxay u baahanyihin aragtida Xildhiban Yusuf Hassan
Deegaanka Iidow waxa uu mudo dheer kamid ahaa deegaanada aay ka jirtay baahida biyood oo saameyn weyn ku la heed Dadka iyo Duunyadaba waxaana alle hada fududeeyay in baahidaas xal loo helay.
Waxaan u mahad celinyaa cid walbo oo kaalin ka qaadatay hir galinta ceel biyoodka Iidow oo aay ugu horeyso hada IRC oo fulisay qodista Ceelka.
Waxaan ugu baaqayaa dadka deegaanka in aay si quman uga faa'iideystaan ceel biyoodka aay mudada baadigoobka ugu jireen
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
