04/02/2026
Ibrahim colow maxamed
Kusoo Dhawow Page-ka Gudoomiyaha Degmada Garasballey
04/02/2026
Al xaji muuse suudi
18/11/2025
إنا لله وإنا إليه راجعون
كل نفس ذائقة
Waxaaan geerid xanuunka badan la qeybsanaa saaaxiibkey gudoomiye siyaasada degmada garasbaley abdirazaaq abdi bile oo maanta aabihiis macalin cabdi bile ku geeriyooday magaalada Mogadishu waxaan dhamaan ehelka qaraabada asxaabta leeyah samir iyo imaan alle hanaga siiyo anaga gadaashiisa alle nama fidneeyo
23/10/2025
Waxaan maanta goob joog ka ahaaa arooska walalkey ibraahim iyo duma zamzam oo ku aqal galay magaalada Mogadishu waxaan leeyahay ibraahim iyo zamzam isku waara ubad qeyr qaba kala hela waxaan idin rajeyna in nolol qurux badan
