تفسير سورة البقرة
Kafaa'ideysi wacan
Ali mohamed mursal
fadlan pagkan fallow dheh like saar
تفسير سورة الفاتحة
Haka daalin in aad mar walbo u duceyso waalidkaga
Masha alaah
ما شاء الله 😢❤️
Waa General Mahad Oo Xaramka Alle Ku Sugan Oo Wadanka U Duceynaayo. 😢❤️
Allow Aqbal آمِيْن اللّهُمَّ آمِيْن 🙏
Kalmada Sheekh Max'ed Cabdi Umal ee Laascaanood.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda colaadeed ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku baaqay in degdeg loo joojiyo dagaalka ka socda magaaladaasi isaga oo tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada ay dadkoodii ku wax yeeloobeen.
Madaxweynaha ayaa adkeeyay muhiimadda in la tixgaliyo rabitaanka shacabka deegaanka xalkana loo maro hannaan wada-hadal iyo dib u heshiisiineed.
Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku baaqay in wada-hadal iyo isu-tanaasul lagu xalliyo xiisadaha siyaasadeed ee ka jira Puntland.
Kabtan baara VS jaale🤣
Gabadhan ayaa hadda dabaq is ka soo tuurtay degmada Xamar Jajab. Korka ayaan ka duubnay. Gabadhan oo la gu magcaabo Saabiriin ayaa la sheegay in jacayl iyo jin isugu darsameen.
Madaxweynihii h**e ee dalka Sheekh Shariif Sheekh "Ganacsatada, Dowladda iyo cid kasta oo gacan ka gaysan karta wxaaan ugu baaqeynaa inay garab istaagaan dadkeenna waxyeellada soo gaartay."
Subxaanallaah Gabdhan yar hooyaded Qaraxa ayay ku dhimatay allah unaxaristo😭
Fadlan hadaad aqoonsatay booliiska kala xiriir sii Share gareeyp si loo helo ehelka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
